Browsing: Galmudug
Ugaaska Beesha Ceyr ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka Galmudug oo doorashada 2016 ee degaanada Gobollada Dhexe ay…
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug. Socdaalka wasiirka ayaa…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo howlihii caadiga ayaa ee maamulkiisa. Wareegto ka soo…
Xoghayaha Gaanshaandhiga Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii 28-kii September ka dhacday bariga Gobolka Mudug oo lagu dilay askar…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ku adkeystay in duqeyntii Mareykanka ee Bariga Mudug lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.
Mdaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta tegay magaalada Gaalkacyo, isagoo si kulul uga hadlay duqeyntii ka…
Dhaawacyadii askartii lagu dhaawacay duqeyntii Mareykanku ka geystay bariga gobolka Mudug ayaa maanta la geeyay magaalada Muqdisho.
Maamulka Galmudug ayaa soo saartay War-saxaafadeed lagu faahfaahiyay duqeyntii ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo ee diyaarad Mareykan ah ku qaaday…
Maamulka Galmudug ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday magdhow kadib markii diyaarado dagaal oo Mareykanku leeyahay ay laayeen askar maamulkaasi ka…
Abaanduulaha Milateriga Somaliya: “Askar Galmudug ah & Shacab ayaa lagu laayay duqeyntii Gaalkacyo…”
Taliska Milteriga Soomaaliya ay xaqiijiyay in duqeytii diyaaradaha Mareykanka ku qaadeen degaanak Jeexdin ee duleedka Magaalada Gaalkacyo ay ahayd khalad.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Galmudug ay ku dhawaaqay inuu xiran yahay garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.
Mareykanka ayaa ka hadlay duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug, duleedka magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta gelinkii danbe si degdeg ah ugu laabtay Magaalada Cadaado isagoo ka hadlay duqeyntii…
Aas ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin iyo shacab ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay askartii Galmudug ee lagu dilay weerarkii…
Askarta Galmudug looga dilay duqeyntii cirka ee lagu qaaday xarun ay ciidamadaasi ku lahaayeen Bariga Gobolka Mudug ayaa sare u…
Diyaarad dagaal ayaa weerar ay ku qaaday ciidamo ka tirsan Galmudug xalay saqdii dhexe ku dishay in ka badan 10 askari.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu hadda ka socdo bannaanbax weyn oo looga horjeedo duqeyn xalay ka dhacay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn cirka ah oo lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Galmudug.
Galmudug ayaa shaacisay in weerarkii ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo ay geysteen diyaarado Mareykan ah iyo ciidamada Puntland.
Dagaal xoog leh ayaa Bariga Mudug ku dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dad xoolo dhaqato ah.
