Browsing: Galmudug
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo magaalada Cadaado ka hadlay ayaa kooxda Ahlu suna ugu baaqay inay…
Kooxda Alshabaab ayaa degaanka Mesagowaa ee Gobolka Galgaduud kusoo bandhigtay maleeshiyo iyo hub fara badan oo ay sheegtay inay Itoobiyaanka…
Wasiirkii Maaliyada Maamulka Galmudug Cali Siciid Cumar Ibraahim ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka.
Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Madasha Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa u muuqda in la isku mari waayay…
Wafdi ka socda Talisyada Ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.
Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dad dhowr ah lagu laayay kadib markii ay rasaas…
Madaxweynihii hore ee Maxamed Axmed Caalin ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay Puntland ku xiray koontaroolka magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay Ugaaska Beesha Ceyr ka xayireen inuu ka baxo hoygiisa magaalada Guriceel.
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu shir-gudoominayey Madaxweyne ku-Xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha, laguna gorfeeyey…
Waxaa magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhaqan galay kala qeybsanaantii ay magaaladaasi u kala qeybsaneyd Waqooyi (Puntland) iyo Koonfur (Galmudug).
Ujeedo:War saxaafadeed kasoo baxay Golaha Wasiirada Galmudug
Maamulka Galmudug ayaa ka digay ciidamo la sheegay inay Puntland ay soo dhoobtay magaalada Gaalkacyo oo keenay xiisad colaadeed.
Warar laga helayo Magaalada Garowe ayaa sheegaya in maleeshiyo reer Puntland ah ay la wareegeen Gaadiid dagaal oo Galmudug uga…
Galmudug ayaa si kulul uga hadashay go’aanka Puntland ee ku saabsan in gaadiidka ka baxa Koofurta Soomaaliya aysan geli karin…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaaladaasi.
Xiriirkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo mid ka mida saaxiibadii ugu dhowaa ayaa gaaray heerkii ugu liitay mudadii 4- sano…
Wararka laaga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay nin oday ah ku gowracday tuulada Ceel-cali ee degaanka…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay ciidamo iyo maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
Howlgal ay ciidamada DANAB iyo kuwa Puntland ka sameeyeen Koonfurta Gaalkacyo ayay gacanta ku soo dhigeen Gaari uu leeyahay nin…
