Browsing: Galmudug
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ciidamada Mareykanka iyo Kumaandooska Soomaalida ay ku qaadeen degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in deegaanka Godinlabe uu ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidanka Nabad suggida maamulka…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegay in mid ka mida madaxweyne ku xigeenada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe…
Ciidamada AMISOM ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in la geynayo degaanada Galmudug si ay u ilaaliyaan nabadgelyada goobaha ay…
Ciidamada Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo gacanta la sheegay inay kusooqabteen shan ka…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay arrin ay qaadaceen oo ku saabsan aqalka sare ee Baarlamaanka, isagoo sheegay inay waafaqsan…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qarxiyay khilaaf ka dhashay shirkii Madasha Qaran ee shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdi la socda ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka Diyaaradaha Okasha ee Koonfurta Gaalkacyo.
Ciidamo ay dowlada Soomaaliya geystay magaalada Gaalkacyo ayaa xiisad ka dhex abuurtay maamulada magaaladaasi ka jira ee kala taabacsan Puntland…
Ciidamadii DANAB ee Kumaandooska Milateriga Soomaaliya oo dhowaan la dejiyay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu eedeeyay inay afduub ka…
Warar hor leh ayaa kasoo baxaya ciidamo ka socda kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee DANAB oo dhowaan loo duuliyay garoonka magaalada…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu xaalad caafimaad…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay inuu maanta imaanayo magaalada Muqdisho, isagoo ku biiraya shirka Madasha Qaran…
Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Caabudqaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhistay ciidamo xoog leh oo noqonaya ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in galabta ay kooxda Ahlusunna xabsiga u taxaabtay Odayaal dhaqameed degaanka ah oo tiradoodu…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug
Iyadoo la filayo maalinta Arbacadda ee berito uu magaalada Muqdisho ka furmayo shirka Madasha Qaran
Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ayaa ka socda Gobolka Mudug, waxaana kooxda Alshabaab lagu soo waramayaa inay ciidamo iyo hub…
Wararka laga helayo degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay qarxiyeen
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad
