Browsing: Galmudug
Shil gaari oo caawa ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Saddex Higlo iyo Bandiiradley ee Gobolka Mudug ayaa la xaqiijiyay…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol oo ka kooban 8 xubnood, waxaana guddiga oo loo…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay xiisad colaadeed ka taagan tahay Maamulada iska horjeeda ee Ahlusunna iyo…
Galmudug oo beenisay in la qarxiyay Madaxtooyada Cadaado & Faahfaahin rasaastii ka dhacday Magaalada
Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado ayaa si isku mid ah u beeniyay warar ay baahiyeen Warbaahinta qaarkeed oo…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in is rasaaseyn ay ka dhacday…
Sida ay sheegayaan warar laga helay dadka degaanka waxaa howlgal dagaal lagu dilay Guddoomiyihii Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud Qadar…
Saraakiisha ciidamada Milateriga ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud. Degaankan ayaa…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay in Beesha Waceysle ee degta Degmada Ceel Dheer ee gobolka Galgaduud ay Kooxda Alshabaab ugu deeqen Qoryo…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay inuu maanta ka dhoofay magaalada Baydhaba oo uu ka socday shirkii Madasha…
Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur ayaa shaaca ka qaaday in falkii Saldhiga Guriceel loogu taxaabay uu…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna ay sii daayeen oo dib xoriyadiisii ugu celiyeen Ugaaska…
Kooxda Ahlu suna ee gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigtay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaa Nuur oo la…
Dhaqdhaqaaq ciidamo Itoobiyaan ah oo fara badan ayaa laga dareemayaa Gobolka Galgaduud iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inay weerar…
Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wareegto ku magacaabay Maamul cusub oo ay yeelaneyso…
Ciidamada maamulka Ahlu suna ee magaalada Dhuusamareeb ayaa xabsiga u taxaabay weriyihii e Tv-ga Universal iyo Idaacadda Goobjoog ee Muqdisho…
Xaaladda magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa la sheegay inay degan tahay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhacay.…
Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo magaalada Cadadao oo xarun u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu halkaasi ka qarxay…
Madaxweynaha maamulka Ahlu suna ee Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaqadii ka eryay maamulkii degmada Dhuusmareeb ee…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb, gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Maamulka la magac baxay Gobolada Dhexe ee…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan qado ah oo uu dhowaan la qaatay xildhibaanada Beesha Hawiye uga xog…
