Browsing: Galmudug
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo wafdi Itoobiyaan ayaa la sheegay inay ku sii jeedaan magaalada Dhuusamareeb…
Maamulka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Guuleed ayaa heshiis lagu dhisaayo Dekadda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug la saxiixday shirkad…
Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Galabta lagu dilay Magaalada Afar qof oo ka…
Heshiiskii Maamulka Galmudug iyo Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo magaalada Jigjiga ay ku kala saxiixdeen madaxweynayaasha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan kuwa gaarka ah ee xoogga dalka ka sameeyeen…
Ciidamo Itoobiyaan oo wata gaadiidka dagaalka, si weyna u hubeysan ayaa maanta la wareegay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ee xarunta…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya ku kulansiiyay madaxweynayaasha Galmudug C/kariin Xuseen…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomalaiya ayaa sheegaya in ciidamada hiwanta ee dowladda Soomaaliya iyoAMISOM ay la wareegeen gacan…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa caawa sheegaya in meydad hor leh laga helay xadka Gobolkaasi la wadaago dalka Itoobiya,…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilka qaadsitii ugu horeysay ku sameeyay mid ka mida xubnaha golaha wasiirada Maamulkiisa, kadib markii wasiirkaasi…
Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay warkii ka soo yeeray mas’uul ammaanka u qaabilsan Ismaamulka Soomaalida ee Kilinka Shanaad…
Mas’uulka Amniga maamulka Soomaalida Itoobiya ee Kilinka Shanaad Yaasiin Cabdi Weris ayaa markii ugu horeysay si aan looga baran uga…
Wararka laga helayo degaanka Dacdheer ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalka halkaasi ku dhex maraya dadka degaankaasi iyo ciidamada maamulka…
Kooxda Alshabaab ee gobollada dhexe oo fadhigoodu yahay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa la sheegay in caruur fara badan…
Madaxweynayaasha maamulada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Galmudug Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa socdaal gaara ku jooga magaalada Roma…
ISCASILAAD: Anigoo ah Abdifitahaam Ahmed waxaa Bulshada Soomaaliyeed Saakay Ogaysiinayaa inaan iska casilay Xilkii aan ka hayay dowlad goboleedka Galmudug kuna…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda ee NISA kuna degan Galmudug ay la wareegeen Garoonka diyaaradaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka qarxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee…
Wararka laga hgelayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay saakay la wareegeen degaanada Jacar iyo…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleedayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado kadib markii uu ka soo laabtay socdaal laba toddobaad qaaday…
