Browsing: Galmudug
Maamulka GalMudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Al-Shabaab laga saarayo dhammaan deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan, oo firxadkii argagaxisada ee agaagaarka…
Wararka laga helayoKoofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal qaraar ka socdo degaanada Caad iyo Ceel-cabdi ee degmada Xarardheere, dagaalka…
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay gacanta ku hayaan kooxda Ahlu suna ee gobolada dhexe ayaa la sheegaya inay…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ay wehliyeen xubno ka tirsan golaha wasiirrada, xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug iyo mas’uuliyiin…
Ciidamada dowlada Federaalka iyo kuwa Alshabaab ayaa la sheegay inuu dagaal qaraar ku dhex amray Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.…
Xaalada ayaa deganaan ku soo noqotay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo hadda xarun u ah mamaulka Galmudug, iyadoo ay…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in meel u dhow magaaladaasi…
Sheekh Axmed Cali Gees oo ahaa oday ka tirsan Ururka Al Shabaab, isla markaana gaalnimo ku xukumay Saxafiyiinta Muqdisho ayaa…
21 February 2016 – Dowladda GalMudug ee Soomaaliya ayaa shacabka deegaanada Caad & Ceel-Cabdi ku tilmaantay geesiyaal u istaagay danahooda…
Ahlu suna-da Gobolada Dhexe oo wafdi uu hogaaminayay Axmed C/slaan u diiday inay tagaan degaanadeeda
Maamulka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe ayaa u diiday inay degaanada ay ka taliyaan yimaadaan wafdi uu hogaaminayay siyaasiga Axmed C/salaan…
Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa si wadajir ah ugu wareejiyay safaaradda Kenya ee Soomaaliya muwaadin u dhashay dalka Kenya…
Wararka ka imaabaya gobolada dhexe ee Soomaaliya, ayaa sheegaya in saaka iyo galabta ay dagaalo ku dhex mareen deegaanka Ceel-huur…
Ciidamada Itoobiya ayaa maanta la wareegay gebi ahaan degaanka Dac-dheer ee gobolka Galgaduud oo ah tuulo u qeybsan labada dhinac…
Ciidamada Nabadsugidda ee ka howlgala Galmudug ayaa soo furtay nin ajnabi ahaa oo muddo ay afduub ku heysteen maleeshiyo oo warbixin laga…
Madaxweynaha Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay magaalada Cadaado kula yeesheen wafdi uu hogaaminayay Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo…
Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaliya Michael Keating ayaa maanta tagay magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug. Wafdiga waxaa…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay dhigiisa Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo laga soo xigtay inay…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid maamulka loo dhisay degmada Hobyo iyadoo ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug…
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xsueen Odowaa iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guleed ayaa dhagax dhigay dhismaha dekada degmada…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kulamo kula leh magaalada Garowe wakiilada Beesha caalamka oo halkaas u tegay inay…
