Browsing: Galmudug
Waxaa magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug maanta looga dhawaaqay maamul cusub oo magaaladaasi ay yeelanayo markii ugu horeysay isagoo ah…
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan marna la fariisanayn maamulka ay isku hayaan maamulida deegaanada gobolka…
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Soomaaliya ayaa farriin u diray kooxda Ahlu suna ee gobolada dhexe…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Wafdiga…
Magaalada Gaalkacyo qeybta ay maamusho Galmduug waxaa maanta ka dhacay doorshada Duqa degmada Gaalkayco, waxaana doorashada cod qarsoodi ahaan ku…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu laabtay magaaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkiisa ayaa sheegay in shirkii Kismaayo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo khudbad ka jeediyay shirka Madasha Qaran ee Kismaayo ayaa sheegay inuu codsanayo inaan…
War ay baahiyeen warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan maamulka Galmudug oo magaciisa lagu sheegay o C/llaahi Maxamed…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si weyn uga hor yimid in baarlamaanka cusub ee Soomaaliya yeelan doonyo lagu saleeyo…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka duulay Madaxwaynaha Galmudug Cabdikariim…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta hub iyo gadiid dagaal kala wareegay qaar ka mid ah beelaha dega gobolka…
Gudoomiyaha Barlamanka Federaalka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ka hadlay socdaalkii uu ku tegay magaalada Dhuumareeb ee Ahlu…
Xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ku tegay magaalada Dhuusamareeb ayaa sii socota…
Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed uu ka soo saaray socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ee magaalada Dhuusmareeb ku…
Madaxweyneyaasha Maamulada Jubba iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si weyn cambaareeyay gudodomiyaha Baarlamaanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay ku xigeenkiisa labaad…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta markii ugu horeysay ka degay magaalada Cadaado ee xarunta u ah maamulka Galmudug,…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tegay magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee…
