Browsing: Galmudug
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeeyay socdaal ku tegi doono magaalada Cadaado ee xarunta…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed oo maalmahaan ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa wada kulamo uu…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Alshabaab ay qabsadeen Gaari kuwa gurmadka caafimaadka ah (Ambulance)…
Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) oo shalay gaari uu watay kooxo hubeysan ku weerareen wadada…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa hor istaagay qorshihii ugu danbeeyay ee ugu dhowaa in heshiis lagu gaaro, kadib…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan la…
Wafdi ka socda xukuumadda Soomaaliya ayna ka mid yihiin xildhibaano iyo madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka magaalada…
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa saaka la wareegay Garoonka diyaaradaha magaalada Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, iyagoo maleeshiyo u joogtay…
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in wada hadal ay yeelan doonaan…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna C/llaahi Xirsi Diirshe (Prof Daacad) uu tegay…
Ra”iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u shaaciyay inuu wadahadal…
Wararka laga helayo Gobolada dhexe, siiba degaanada ay maamulaan kooxda Ahlu sunna ayaa sheegaya in ay bilaabeen Howlgallo lagu ururinayo Wadaadada Tabliiqa…
Shir ay Golaha wasiiradda Maamulka Galmudug ku yeesheen Magaalada Cadaado oo ah xaruntooda KMG ah u ah ayay ku sheegeen…
Madaxweynaha Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir iyo ciidamo uu wato ayaa gaaray degaanka Olol ee hoostaga degmada Dhuusamareeb ee Gobalka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dil u geysteen ganacsade caana oo ka soo jeeda…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shir kale maanta ku yeesheen Garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yusuf magaalada Gaalkacyo…
Dawlad Goboleedka Galmudug, waxay umadda Soomaaliyeed, Dowladda federaalka iyo beesha caalamkaba u caddeyneysaa in ciidamada Puntiland ay weerar qaawan ku…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha ee Baarlamaanka ayaa sheegay in xal uu sheegay…
Madaxweynayaashsa maamulada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta 2-Dec-2-2015 ku saxiixay heshii lagu soo…
Heshiis laba geesood ah oo ku saabsan xalinta colaada magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhoweyd lagu kala saxiixdaya garoonka magaalada Gaalkacyo,…
