Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in maleeshiyo hubeysan ay la wareegtay xaafado ka mida magaalada Beledweyne ee Gobolka…
Jeneraal Abuukar Warsame Xuud ayaa maanta ka degay magaalada Muqdisho, isagoo la socdo Taliyaha ciidmada Dhulka Jen. Maxamed Tahliil Biixi,…
Madaxa jabhadda Hiiraan ee ka horjeeda maamulka Hirshabeelle Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa kashifay qorshe siyaasadeed oou taliyaha ciidamada…
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo uu wado Taliyaha ciidamada Dhulka Jen. Maxamed Tahliil Biixi, kaasoo xal loogu…
Guddiga Hirgelinta doorashada ee Hirshabeelle ayaa markii ugu horeysay shaaciyey kuraas ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo magaalada Jowhar…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa Saaka weerar culus ku qaaday Degaanka Qalimow oo u dhow, degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Jabhad uu hoggaamiyo Jeneraal Xuud ayaa shaacisay inay qabsatay magaalada Beledweyne, kadib markiia ay xalay maleeshiyo ka tirsan ay soo…
Xaalada magaalada Beledweyne ayaa kacsan kadib dagaal ka dhacay Waqooyiga magaalada Beledweyne, iyadoo bandow lagu soo rogay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne aya asheegaya inuu dagaal ka qarxay duleedka Waqooyi ee magaaladaasi.
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa war kasoo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Beleweyne oo ka bilowday rasaas lagu furay Gaari…
Alshabaab ayaa dib uga baxday degmada Balcad, kadib markii ay xilliga salaadii subax qabsadeen, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay saaka aroortii weerar ku qaadeen degmada Balcad oo Muqdisho…
Ciidamada dowladda ayaa la wareegay saddex maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo maanta isku dhiibay ciidamada Nabadsugidda ee ka…
