Browsing: Hirshabelle
Faahfaahin dheeraa aha yaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Jowhar loogu geystay Wasiirkii Beeraha Hirshabeelle Marxuum Cabdiqaadir Faarax Axmed (Karaani).
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu dilay wasiir ka tirsan…
Waxaa soo dhaac baxay khilaaf muddo soo jiitamayey oo u dhaxeeya guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, kadib markii guddoomiye ku xigeenka labaad…
Alshabaab ayaa qabanqaabiyey munaasabad weyn oo nabaddoon loogu sameeyay Beesha Owbakar Gaabane oo ka tiesan beelaha Abgaal ee dega Gobolka…
Madaxweynaha Hirshabelle Maamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Tabio Massimo.
Maamulka Hirshabeele ayaa xilkii ka qaaday Haweeneyda Duqa magaalada ka ahayd magaalada Beledweyne oo ahayd qofkii ugu horeysay ee haween…
Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada farsamada ee doo diyaariaya hannaanka Doorashada dalka 2020/2021.
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo a baxay Muqdisho, kuna sii jeeday…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhcday Gobolka Sh/Dhexe.
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ay ku qulqulayaan wufuud kala duwan ayaa waxaa maanta gaaray madaxweynaha Hirshabeelle iyo xildhibaano…
Dagaal ayaa magaalada Jowhar ku dhex maray ciidamada mamulka Hirshabeelle, iyagoo ku dagaalamay agagaarka madaxtooyada Hirshabelle.
Koox hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa dishay xildhibaan ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo ay ka afduubteen saaka xilli uu…
Qaraxyo loo adeegsaday Miinooyin ayaa gilgilay qeybo ka mida Garoonka magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan, iyadoo lagu burburiyay dhismihii garoonkaasi.
Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray xilalkii uga qaaday laba ka mida Golaha asiiradiisa oo taageeray…
Maamulka Hirshabelle ayaa ayaa si buuxda u taageeray baaqii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/llaahi ee shir looga…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta wareejiyey lacagtii loogu talogalay fatahaadda magaalada Beledweyne ee kasoo gaartay dowladda Federaalka iyo…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar ku qaaday koontarool ciidan oo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee Gobolka…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in la helay raadkii ugu horeeyay ee xasuuqii ka dhacay…
Taliyaha ciidamada xoogga Dalka Jeneraa Odawaa Yuusuf Raage ayaa iska fogeeyay in ciidamada dowladda ay ku lug leeyihiin xasuuq degaanka…
Waxaa bilowday baaritaan la sheegay in lagu asmeynayo xasuuqii degaanka Gololley ee degmada Balcad loogu geystay 8 qof oo 7…
