Browsing: Hirshabelle
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dhacdadii degaanka Gololleey dhalinyarradii lagu laayey degaanka Gololleey iyo ciidamadii lagu qarxiyey degaankaasi.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi oso baara falkii lagu laayey dhalinyarro dhakhaatiir caafimaad ahayd ee ka…
War kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareeyay falka lagu dilay 7 shaqaale caafimaad ah iyo qof rayid…
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay falkii degaanka Gololley ee dagmada Balcad ka dhacay, laguna laayey 8 qof oo intooda badan ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq ka dhacay Degaanka Gololleey ee degmada Balcad oo lagu laayey 8 qof oo…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Gololeey ee hoostaga degmada Balcad in Meydadka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in webiga Shabeelle uu karkaarrada jabsaday isagoo saaka ku fatahay xaafado ka mida…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay inay dowladda Federaalka maanta soo gaarsiisay lacagtii ay sanadkii hore ugu yaboohday wax…
Sida uu shaaciyay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya waxaa xalay kulan yeeshay Guddi hoosaadka ka hortagga fatahaadaha iyo Ra’iisal wasaare Xasan…
Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa kusoo baxday fadeexad kale oo ku saabsan lacago kal hore loogu deeqay in wax looga qabto…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa Bulshada magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ku bogaadiyey inay isku tashadaan.
Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka magaalada Beledweyne Xaaji Cusmaan Dhagaxow Haruur ayaa kashifay in dowladda Soomaaliya aysan wax gacan ah ku lahayn…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wasiirkii Hub ka Dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle uu saaka ku…
Alshabaab ayaa xukunkii ugu horeeyay oo toogasho ah ka fulisay qof lagu soo eedeeyay inuu basaas u ahaa sirdoonka Mareykanka…
Saacidihii ugu danbeeyay waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle kasoo cusboonaaday mooshino xil ka qaadis oo iska horjeeda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Mooshin xilka looga qaadayo guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi uu…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo tiradoodu gaareyso 69 ayaa saxiixay Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cusmaan Bare…
Dowladda Soomaaliya ayaa qoral ay soo saartay ku sheegtay in la fashiliyey weerarro is-miidaamin ahaa oo Alshabaab oo Alshabaab ku…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre aaa soo dhoweeyay faahfaahinta Maamulka Puntland kya bixisay xiisadii kala dhaxeysay Gobolka…
