Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Wasiir Goodax oo Jawaab Culus u diray Siyaasi Cali Xaaji, soona dhoweeyay faahfaahin ay bixisay Puntland.

    Wasiir Goodax oo Jawaab Culus u diray Siyaasi Cali Xaaji, soona dhoweeyay faahfaahin ay bixisay Puntland.

    April 23, 2020Updated:April 24, 20202 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre aaa soo dhoweeyay faahfaahinta Maamulka Puntland kya bixisay xiisadii kala dhaxeysay Gobolka Hiiraan, isagoo dhinac kale jawaab culus u diray siyaasiga Cali Xaaji oo warkiisii hore cambaareeyay.

    “Waxaan bogaadinayaa Maamulka Puntland faah-faahinta iyo fasiraada dheeriga ah ee ay ka baxsheen xiisadda ka taagneed Puntland iyo Hiiraan. In la isku garaabo waa wanaag. Waxaan ku amaanayaa in ay dib u qiimeeyeen xiriirka soo jireenka ah ee dhaqan-dhaqaale oo u dhexeeya labada deegaan. Xiriirkan waxaa ku baraaray shacabka iyo ganacsatada labada dhinac..” ayuu yiri Wasiir Goodax.

    Wasiirka wuxuu jawaab culus u diray siyaasiga Cali Xaaji Xirsi oo wasiir kasoo noqday maamulkaasi, wuxuuna u soo qaatay aayad Qu’raan, isagoo yiri: “Wuxuu Alle nagala dar-daarmayaa in fashil ay tahay in Sadaqada lagu manna sheegto. Reer Puntland waa dad Gob ah oo wax quur leh, dhaqanna u leh in wixii ay sadaqaystaan ayan ka daba tegin oo aysan ku hadlin. Sida saaxiibkay, Cali Xaaji – “Siyaasigii Sadaqa Ka Daba Hadlay” oo kale ma’ matalo Puntland mar haddii uu aayadii Eebane baal maray (waliba dadka wuxuu u sheegtaa in uu diinta bartay – diin la barto oo aan lagu dhaqmin shirki ayay dugaashaa).

    Wasiir Goodax ayaa qoraalkiisa ku sheegay in Reer Hiiraan ay la gudboon tahay in Cali Xaaji iyo inta kale ee siyaasi sadaqa ka daba hadlay inay iska cafiyaan, kuwaasoo uu ku tilmaamay inay Puntland u dhasheen, bale aysan dhihin.

    Siyaai Cali Xaaj ayaa u jawabay Wasiir Goodax markii uu cambaareeyay go’aankii Puntland la sheegay inay joojisay in raashin laga saaro maamulkeeda, isagoo soo qaatay sawir mucaawinadii ay dadka Puntland soo gaarsiiyeen magaalada Beledweyne xilligii fatahaadda wuxuuna qoraal kooban ku yiri “Wasiir haka abaal-ka-dhicin shacabka Puntland”.

    Cali Xaaji Hiiraan Wasiir Goodax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDadka qaba Cudurka Coronavirus ee gudaha Somaliya oo sare u dhaafay 300 Qof & Geeridii oo korortay
    Next Article Sacuudiga & Dalal kale oo shaaciyey inay Berri tahay Maalinta koowaad ee Ramadaanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo