Browsing: Hirshabelle
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii shaqadii ka joojiyey wasiiru dowle ka tirsan maamulkiisa iyo…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa jawaab kulul u diray Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo dhowaan shaaciyey in…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha cusub ee Gobolkaasi ay la wareegeen…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo xaaladiisa warar badan kasoo baxayeen ayaa xaqiijiyey inuu is karaantiilay shaki ku saabsan cudurka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Cadaalada maamulka Hirshabelle uu goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Wasiiru dowle ka tirsan Maamulka Hishabeelle, ahna Xildhibaan ka midka Baarlamaanka maamulkaasi ayaa la sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus.
Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi oo…
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay maanta kusoo qaadeen…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa ku gacan seyray xil ka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle, kuna…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, isagoo magacaabay Guddoomiye cusub.
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eryay afar wasiir oo ka mida maamulkiisa, isagoo magacaaabay kuwo cusub, kadib wareegto…
Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka waabarigii sarkaal ciidan iyo laba ilaaladiisa ka mid ah ku dilay weerar gaadmo oo ay ku…
Howlgal ay ciidamada gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya qaadeen Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, kadib weerar…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal ciidamo ku dhex maray degaanka Xaaji Cali ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo qasaare dhimasho…
Dabley ka tirisan Alshabaab ayaa weerar aan hor loo arag oo gaadmi ahaa ka fuliyey saldhig ay ciidmada AMISOM ee…
Qaar ka mida mas’uuliyiin kasoo jeeda Beesha Gaaljecel oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu difaacay Dhagax Qaali…
Dhagax la sheegay inuu qaali yahay oo laga helay degaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan ayaa u gacan galay ciidamada…
Laba xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa lagu dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay weerar qorsheysan oo shalay lagu qaaday…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday Koontrool laaga ilaaliyo magalada, iyadoo uu dagaalkaasi socday mud…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal ka djacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
