Browsing: Hirshabelle
Wararka lagahelayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah oo kasoo gadooday Gobolka Bakool…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal maana Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaanka Qalimow ee…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay gacanta kusoo dhigeen Oday xalay magaaladaasi ku dilay wiil…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku safrayey jidka isku xira Balcad iyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal xoog leh oo Alshabaab iyo ciidamada dowladda shalay ku dhex maray tuulada Xaaji…
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray dagaal xalay saqdii dhexe kadib ka dhacay degaanka Xaaji Cali…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu xalay dhex maray ciidamada dowladda iyo Maleeshiyada Alshabaab, kadib…
Alshabaab ayaa degaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan meel fagaaro ah ku toogtay 3 nin oo ay ku eedeeyeen in ay…
Falal Dilal oo kala duwan iyo rabshado ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kadib markii askari ka…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo hayaan ah uu ku degay deegaanno ka tirsan…
Guddoomiyaha Alshabaab ee Gobolka SH/Dhexe Yuusuf Ciise Kaba-ku-tukade ayaa seminaar socday muddo 10 maalmood ah u soo xiray odayaasha jufo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo beeleed ay la wareegtay xarunta degmada Matabaan, taasoo xiisad ka dhalisay…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in saaka aroortii salaadii subax kadib ay maleeshiyo ka tirsan…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar caawa ku qaadeen…
Madaxweynaha maamulka Hirsahbeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib ugu laabtay caasimadda maamulka Hirshabeelle ee Jowhar oo uu muddo bil ka…
Wararka laga helayo degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay maamul Hirshabeelle…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal kala duwan oo saacadihii ugu danbeeyay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye…
Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Somalia: “Ma jiro mashruuc aan dowladda Talyaaniga kala saxiixanay..”
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka hadlay mashruuc ku saabsanaa biyo xireen loo sameyn lahaa magaalada Beledweyne…
Waxaa magaalada Beledweyne xalay lagu qabtay Gaadiid mucaawino siday oo la sheegay in lagu dejinayay Bakhaar ku yaalla magaaladaasi, kadib…
Wafdiga uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan…
