Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Faahfaahin: Dagaal Qasaare badan dhaliyey oo Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab ku dhex maray Sh/Dhexe..

    Faahfaahin: Dagaal Qasaare badan dhaliyey oo Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab ku dhex maray Sh/Dhexe..

    February 2, 2020Updated:February 3, 20202 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal maana Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaanka Qalimow ee duleedka degmada Balcad, Gobolka Sh/dhexe.

    Wararka ayaa sheegaya in dagaalka oo qaatay saacado uu ku bilowday weerar culus oo ay Alshabaab ku qaadeen, waxaana dagaalka uu dhaliyey qasaare laba dhinac kala gaaray. Ciidamada dowladda ayaala sheegay in dagaalka looga dilay 11 askari, iyadoo dhaawaca uu gaarayo 13 kale.

    Dhinaca kale saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa laga soo xigtay inay dagaalkaasi ku dileen 7 ka mida maleeshiyadii Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday, lagana dhaawacay in ka badan 10 kale, waxayna saraakiisha ciidamada sheegeen inay iska caabiyeen weerarkii cuslaa ee Alshabaab.

    Dadka degaanka ayaa sheegay in xaaladda ay gelinkii danbe ee maanta xasilooneyd, iyadoo ciidamada Ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku sugan yihiin degaanka Qalimow ee lagu dagaalamay.

    Dhanka kale, kooxda Al-Shabaab ayaa sidoo kale weerar loo adeegsaday hoobiyayaal isla maanta ku qaadday saldhig ciidmada dowladdu ay ku leeyihiin deegaanka Ceel Geelow ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxaa kaloo dhacay weerar kale oo loo adeegsaday hoobiyeyaal, kaasoo ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Garsaalo ee isla gobolkaasi.

    Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaalka ku dileen 13 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda, ayna gubeen gaari kuwa dagaalka ah, iyagoo saraakiisha ay ka dileen ciidamada dowladda uu ka mid yahay sarkaal magaciisa lagu sheegay Indha-buur oo ahaa kabtan iyo sarkaal kale oo lagu magacaabo Jilibeey.

    Alshabab ciidamada dowladda Dagaal Qalimow Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmajo & Ra’iisul Wasare Kheyre oo Qoraallo kala gaara kasoo saaray doorashada Madaxweyne Qoorqoor.
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo ka tirsan Booliska Somalia Diyaarado ku geysay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo