Browsing: Qalimow
Maleeshiyada Alshabaab ayaa Saaka weerar culus ku qaaday Degaanka Qalimow oo u dhow, degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dad badan oo shacab ah ay ku dhinteen Gaari BL ah oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal maana Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Alshabaab ku dhex maray degaanka Qalimow ee…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu dagaal culus ku dhex maray duleedka degaanka Qalimow ee Gobolka Sh/Hoose ciidamo…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay saqdii dhexe kadib weerar culus ku qaadeen…
