Browsing: Hirshabelle
Waxaa baraha bulshada dood weyn ka dhaliyey sawirka haweeney Soomaaliyeed ah oo askari ka tirsan ciidanka AMISOM cabbir ka qaadayo…
Maamulka Hirshabelle ayaa ku hanjabay inay ciidamo geyneyso xuduudka ay la leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay dib u furaneyso…
Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid go’aano kasoo baxay shir ay soo abaabushay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya…
War naxdin leh ayaa hareeyay magaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii shalay Duhurnimadii lagu gowracay wiil 5 sano jir…
Fal naxdin leh ayaa ka dhacay tuulo ka tirsan degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/hoose, kadib markii nin hubeysan uu xalay…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Al-shabaab ay Gobolka Sh/Dhexe ku gubeen Gaadiid Dhuxul…
Dowladda Soomaaliya ayaa xalay lacag mushaar ah u dirtay ciidamadii gadoodsanaa ee Gobolka Sh/Dhexe oo dhowaan kasoo baxay fariisimihii difaaca…
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saacado kooban la wareegay gacan ku heynta degaanka Xawaadley ee ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha…
Ciidamada gadoodsan ee Milateriga Soomaaliyam kuna sugan Gobolka Sh/Dhexe ayaa ku hanjabay inay galayaan magaalada Muqdisho, kadib markii uu dhammaaday…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa abaabulay xubno ka tirsan xukuumada iyo taliska ciidamada Qalabka sida oo qanciya ciidamo gadoodsan…
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar laga baahiyey oo ku saabsan sinuu isaga cararray, kana tegay…
Wararka laga helayo Gobolka Shabellada Dhexe ayaa sheegayaan in ciidamadii ugu badnaa ee Millateriga Soomaaliya ay kasoo baxeen aaggagii difaaca…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa baaqyo kala gaara kasoo saaray dagaalada beeleed ee…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka baxay xalay xilli danbe degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii ay xalay dagaal kula…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar culus caawa ku qaaday magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dagaalku…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo gudaha degmada Balcad ee Muqdisho u jira 30 KM,…
Dagaal beeleed dib u soo cusboonaaday ayaa ka qarxay degmada Caddale ee Shabeellaha dhexe, iyadoo maleeshiyada labada dhinac uu saaka…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab iyo kooxda la baxday Macaawisleyda ee maleeshiyada degaanka ay ku…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in weerar cirka iyo dhulka ah oo ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka ku…
Qaar ka mida Wasiiradii hore ee maamulka HirShabeelle ayaa dacwad ku soo oogay Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare, iyagoo ku…
