Browsing: Hirshabelle
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa u yeeray madaxweynaha maamulkasi si ay wax uga weydiiyaan arrimo dhowr ah,…
Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa gelintii dambe ee maanra ka dhacay Degaanka Ceel Macaan ee duleedka Muqdisho, kadib markii…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta hoygiisa magaalda Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle si kulul u weerarray maamulka Gobolka Banaadir, isagoo sheegay in amniga caasimadda uu mar dhow faraha ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho loo diiday inay galaan soo dhoweyn Garoonka…
Wararla laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degnoo ka tirsan gobolada Shabeellaha Dhexe iyo…
Qeybaha Bulshada deegaanada Guulane, Koosar, Nuur Dugle iyo Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga degmooyinka Aadan-yabaal iyo Cadale ee ka tirsan…
Koox hubeysan oo aan la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Xawaadley ee degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo saaka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto…
Xaalad kacsan ayaa ka jirta magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii maleeshiyo hubeysan ay xireen qaar ka mida wadooyinka…
Bannaanbax ay dhigayaan darawallada Mooto Bajaajta ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii darawal lagu dilay magaaladaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degmada Jalalaqsi lagu dilay askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar gaadmo ah ka geystay duleedka…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan degaano hoos…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa howlgalkii wadajirka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka ee kumaandsoodka iyo kuwa Mareykanka ku…
Ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka oo weerar Cir & Dhul ah ku qaaday Saldhigga Alshabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo wadajir ah oo ka kooban Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ay…
Kooxda Alshabaab ayaa xukun ku fulisay dhalinyaro lagu soo eedeeyay falal dil iyo kufsi isugu jira, iyadoo markii ugu horeysay…
Ciidamada kumaandooska ee Danab oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la wareegay degaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha dhexe …
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in howlgalka ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gaarka…
