Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan…
Wararka laa helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar hoobiyaal ah xalay lagu qaaday saldhig ay ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa Magaalada ku geeriyooday Siciid Xaashi Tooxow oo ahaa Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay Qaraxyo is xigay ay ka dhaceen xalay saq dhexe…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay inuu weerar duqeyn ah uu xalay ka dhacay degaanka Qalimow, iyadoo diyaarado dagaal…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ee ka howlgala Gobolka Sh/dhexe ayaa weerar ku qaaday oo la wareegay Bar koontarool oo…
Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar…
Wararka laga haleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada Jowhar, iyagoo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu ka dhashay weerar dabley hubeysan ku qaaday gaari…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay weerar Qarax ah ku qaaday…
Maamul Goboleedkii ugu horeeyay ayaa ka hadlay heshiiska is afgarad ee ay gaareen madaxda dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya.
Taliye ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa shaaciyey in tiro ka badan 80 maleeshiyo oo Alshabaab ah lagu dilay howlgallo…
Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu eedeeyay inuu leeyahay mas’uuliyadda gargaarka loogu talogalay dadka ku waxyeeloobay fatahaadda…
Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu dagmadaas ka dhacay fal dil aha oo lagu khaarijiyey …
Waxaa magaalada Jowhar ka socda qabanqaabada aaska Xildhibaannadii shalay lagu dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday kolonyo u socotay magaalada Muqdisho…
Kooxda Alshabaab ayaa war ka soo saaray weerarkii ay galabta ku qaaday kolonyo ay la socdeen xildhibaanno ka tirsan maamulka…
Mas’uuliyiin iyo xildhibaanno ayaa lagu dilay Galabta weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen kolonyo kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuna sii…
DEGDEG: Alshabab oo Weerar culus ku qaaday Kolonyo & Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle oo la dilay…
Wararka laga helayo Gobolka SH/Dhexe ayaa sheegay sheegaya in kooxda Alsahbaab ay weerar culus ku qaadya kolonyo galbineysay mas’uuliyin iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay fal dil gowrac ah kula kaceen wiilal dhalinyaro ah…
Madaxweynayaasha maamullada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Hirshabeelle Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dib ugu…
