Browsing: Hirshabelle
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay Galabta dagaal culus kula wareegeen degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in tegista dalka Imaaraadka Carabta aanay…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku sii jeeda dalka Imaaraadka Carabta, kadib markii halkaasi looga yeeray.
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada Soomaaliya.
Xildhibaanno ka tisan Aqalka sare oo tegay magaalada Beledweyne ayaa qeylo dhaan kasoo saaray xaaladda magaaladaasi iyo halista ka dhalan…
Wararka laga haleyo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kooxda Alshabaab kala wareegeen degaanka Moqokori ee Gobolkaasi.
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ka mamnuucay in la deegsado Gaadiidka loo yaqaan Cagafta ee Beeraha loogu talogalay, laakiin…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in halkaasi ay ka dhacday duqeyn diyaarado ka geysteen saldhig…
Turkiga iyo Qatar ayaa howlgal wadajir ah oo samafal ka bilaabay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo fatahaad halkaasi ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo biyaha fatahaadda ay go’doomiyaan.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya inay goor dhow u duuli doonaan magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Beledweye ayaa sheegaya in wafdi ka socday dowladda Federaalka oo shalay booqan lahaa magaalada ay dib…
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan degdeg oo ku saabsan xaalada magaalada Beleweyne kadib shaaciyey Gurmad ay…
Qar ak mida Senatorrada Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Maamulka Hirshabeelle ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay sida ay…
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir degdeg ah oo ku saabsan xaaladda fatahaadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen isku socodkii Muqidsho iyo Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka…
Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo ku taalla bartamaha Soomaaliya ayaa gebi ahaan biyihii roobabka ay go’doomiyeen iyadoo ay saameyn…
Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa beeniyay oo waxbo kama jiraan ku tilmaamay inuu magacaabay guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda…
Wrarka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray ciidamo kawada tirsan…
