Browsing: Hirshabelle
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo lagu beegsaday ciidamo kolonyo ah oo ka tirsanaa AMISOM.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay halkaasi ka dhici doonto doorashada kursiga Xildhibaanimo ee Beesha Cali Madaxweyne/Xawaadle ee…
Wararka laga helayo gobolka SH/dhexe ayaa sheegaya sheegay in howgal ay iska kaashanayaan ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah uu ka…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale kormeer dhulka ah ku tegey degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay kooxda Alsahbaab ku qaadeen galbta fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar culus kula wareegeen galabta degaan ka tirsan degmada Balcad.
Ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Gobolka Hiiraan ayaa degaano iyo tuulooyin ka qabsaday Alshabaab.
Iska hor imaad dhex maray ciidamada dowladda Somaaliya oo dhexdooda ku dagaalamay degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa lagu dilay…
Wararka laga helayo magaalada Beleweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weerar Ban lagu qaaday ciidamo ku sugnaa afka hore…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda Soomaaliya…
Qarax Miino oo lala beegsaday Ciidamadaa Midowga Afrika ee AMISOM ee ka socda Jabuuti ayaa ka dhacay gudaha Garoonka Diyaaradaha…
Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay shuruudaha laga doonayo musharixiinta u tartamaya xilka kursigii xildhibaan ee uu banneeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar gaadmo ahaa oo maleeshiyada kooxda Alshabaab ku qaadeen Bar koontarool oo ciidamada dowladda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ay goor dhow ansixiyeen Golaha Wasiirada Hirshabeelle ee uu magacaabay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya inuu kooram la’aan u baaqday Kulankii ay xildhibaanada ka…
Xildhibaanada Baarlamaankamaamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Jowhar.
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababa khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaano katirsan Gobolkaasi,…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshbaab ay weerar kedis ah ku qaadeen suuqa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay dab qabadsiiyeen gawaari ku rarnayd badeeco ganacsi xili ay…
Wadahadal magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxda Ahlu suna iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa looga hadlay xaaladda degmada Matabaan ee Gobolka…
