Browsing: Hirshabelle
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee goboolka Shabeellada Dhexe.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyay inuu ka mid ahaa madaxweynayaal maamul goboleedoo maanta soo saaray War-murtiyeedkii lagu…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa war kasoo saaray xaaladda maamul Goboleedka Galmudug iyo Baaqa madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe.
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ayaa maanta tegay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhoweyd ka degay Magaalada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa difaacay in dowladda Federaalka ay maamusho siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu maanta ku sii jeedo…
Madaxweynaha la doortay ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadistii ugu horeeyay ee uu ku…
Maamulka Gobolka Hiiraan oo hore ula saftay madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa bedelay mowqifkoodii, iyagoo…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen bar koontarool oo…
Madaxweynihii hore ee Maamulka HirShabeelle Cali Cabdullahi Cosoble doorashadii maanta dhacday magaalada Jowhar ku tilmaamay dulmi iyo sharci darro ah.
Waxaa hadda soo gabagaboobay tirinta codadka doorashadii madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare.
laba musharax ayaa isugu soo haray wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo ka socota magaalada Jowhar.
Waxaa goor dhoweyd la soo gaba gabeeyay tirinta cododka wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.
https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/530973710578768/
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, kadib markii xilka laga qaaday madaxweynihii hore Cali C/llaahi…
Waxaa magaalada Jowhar dhowaan ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan 8 musharax.
