Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku…
Guddoomiyaha ayaa shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed oo mooshin laga keenay.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa kala diray maamulkii Gobolka Hiiraan isagoo magacabay maamul cusub.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay inuu halkaasi ka dhacay qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Federaalka.
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in dad dhowr loogu dilay aano qabiil.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray cidiamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka lagu qarxiyay duleedka magaalada…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda ee gobolka Hiiraan.
Ciidamda Xoogga dalka qeybta 12 April y soo bandhugay afar aleeshiyada ah oo lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen…
Dagaal beeleed ay isaga horjeedaan labo maleeshiyo ayaa ka socda deganka Baar ee duleedka Magaalada Baledweyne Gobolka Hiiraan.
Wararka aan ka heleyno degaanka Baar ee duleedka Magaalada Beledweyne, Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dil fool xun halkaasi ka…
Askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigay Walxaha qaraxa
Wararka naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal ka qarxay magaalada.
Ciiidamada Dowladda ayaa xabsiga dhigay Odayaal dhaqameed la sheegay inay ka qeybgaleen xaflad ay Alshabaab ku casuubtay.
Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaan kasoo saaray dad ay ciidamada Itoobiya ku laayeen Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Itoobiya ayaa degaanka Beer-xaano ee duleedka magaalada Beledweyne ku dilay oday 85 sano jir ah iyo wiil uu dhalay.
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dagaal dhowr jeer la isku laabtay oo dhex maray…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus uu goor dhoweyd ka qarxay halkaasi.
Wararka laga helayo degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi lagu gowrcay haweeney.
