Browsing: Hirshabelle
Maamulka Hirshabelle ayaa guddoomiye degmo u magacaabay ay baadigoob ugu jirto dowladda Federaalka Soomaaliya.
Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa shaacisay inay ka fiirsan doonaan xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya lagu gowracay degmada Mahadaay.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Maamulka Hirshabeelle uu xabsiga dhigay weriye Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo u shaqeeqeeya…
Maamulka Hirshabeelle ayaa qaaadacay Qorshaha horumarinta ee National Development Plan ee lala tegayo shirka London
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in howgal ay qaadeen ciidamada Itoobiya
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo dowladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay odayaal ka gaabiyay inay soo qabtaan askari dil geystay.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Wararka laga helayo magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in toogasho lagu dilay ninkii ka danbeyay dilka askari Jabuutiyaan ah oo…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan uu la qaatay mas’uuliyiinta iyo waxgaradka degmada Buuloburte u bandhigay inay kala…
Nin xalay dhacdo naxdin lah ka geystay tuulo u dhow magaalada Jowhar ayaa la sheegay in maanta ay eheladiisa ku…
Maamulka Hirshabeelle ayaa la wareegay maalintii labaad Qaadkii kasoo degi jiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu baxsaday askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo dil u…
Wararka laga heleyo magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay goor dhoweyd halkaasi gaareen wafdi ka socda maamulka Hirshabeelle…
Inta badan ganacsatada Qaadka keenta magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid canshuur ay ku kordhisay Wasaaradda Maaliyadda.
Howlgal xoog leh ayaa ka socda magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan, kadib markii maanta lagu dilau askari ka tirsan ciidamda…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in mid ka mida ciidamada Jabuuti ee AMISOM lagu dilay magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegyaa in goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay agaasimaha Isbitaalka Intersos ee Magaalada Jowhar.
Maamulka Hirshabeelle oo xabsiga u taxaabay agaasimaha isbitaalka Jowhar oo ah isbitaal ay maamusho hay’adda Intersos ee samafalka.
