Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay magaalada.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay wasiiru dowle cusub oo ka mida noqonaya golaha wasiirada maamulkaasi.
Wararka ka imanaya gobolka Hiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta ka afduubtay meel qiyaastii 10 KM u jirta…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar kedis ahaa saaka aroortii ku qaaday saldhiga ciidamada AMISOM ee degmada Jalalaqsi.
Dagaal beel ka qarxay degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa dhaliyay qasaare naf iyo maal leh.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan
Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, dhar iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosonle ayaa sheegtay in qeybo ka mida magaalada Muqdisho ay hoos tagaan maamulkiisa.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku hanjabay inuu maamulkiisa ka fiirsanayo xiriirka uu la leeyahay Dowladda Federaalka.
Buuq iyo fowdo ayaa hareysay Baarlamaanka maamulka Hirshabelle oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Kooxda Alshabaab ayaa gobolka Shabeelada hoose ka bilowday qeybinta gargaar la siinayo dadka tabaaleysan ee abaaraha ku dhufteen.
Maamulka Hirshabelle ayaa magacaabay guddi cusub oo qaabilsan Gurmadka abaaraha, kadib markii la kala diray guddigii hore.
Maamulka Hirshabeelle ayaa wada qorshe dib loogu howlgelinayo dekadda macmalka ah ee Ceelmacaan ee garoonka Cisaley oo labaduna ku yaala…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo qarxiyay arrinta Hubka ay dowladaha deriska siiyaan maamul Goboleedyada
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay dalalka deriska la ah Soomaaliya inay hub sharci darro ah…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa gobolka Shabeelada Dhexe, gaar ahaan…
Madaxweyna maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo ku sugan Muqdisho ayaa difaacay Golaha wasiirada ee uu dhowaan soo magacaabay, ayna…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhoweyd la xiray weriyihii Idaacadda VOA-da laanteeda Afka…
Dagaal beeleed qasaare badan dhaliyay ayaa ka socda degaano hoos taga degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qarax uu caawa ka dhacay magaaladaasi.
