Browsing: Hirshabelle
60 xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa galabta shaaciyay inay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi diyaariyeen.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay bilaabatay is casilaadda wasiirada uu shalay soo magacabaay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo olole looga soo horjeedo golaha…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada maamulkiisa oo ka kooban 52 xubnood.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa galabta ku dhawaaqay gole wasiiro cusub oo ka kooban 52 xubnood.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay Gollihiisa wasiirada kadib muddo 3 bilood ah oo lag…
Weerar Bam oo lagu qaaday Guri ku dhow xarnta madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ee magaalada Jowhar ayaa dhaliyay waxyeelo dhimasho iyo dhaawac…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa ayaa guddoomiye u magacaabay…
Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa dib ugu noqonaya xarunta maamulkaasi ee magaalada Jowhar kadib muddo laba bilood ay oo Muqdisho salka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay saqdii dhexe kadib weerar culus ku qaadeen…
Cabdulaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) oo ku caan baxay “Ar Famaajo ii geeya” oo xalay loo geeyay, lana kulmay madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday iyo caado joogto ah taageerada shacabka u fidiyaan…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa uga digay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya jalaafooyin siyaasadeed oo loo dhigo si…
Kooxda Alshabaab ayaa dagaal kedis ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayay degaano ka tirsan degmada Mahadaay…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa isbedel weyn ku dhacay xiliyadii ugu danbeeyay, kadib markii uu bilaabay inuu ololeeyo musharax uu dagaal…
Haweeney ka mida guddoomiye ku xigeenada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowahar uga dhawaaqay inay tahay madaxweynaha xilka sii haya ee…
Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar kulan ay ku yeesheen eedeyn u jeediyay madaxda maamulkaasi oo ay sheegeen inay sharci…
Wararka laga helayo Magalaada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in caawa ay kooxo hubeysan toogasho ku dileen Ganacsade caan…
