Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalad Jowhar ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay taliyihii ciidamada Booliska Shabeelada Dhexe.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weriye ka howlgala gobolkaasi ay ciidamo kala baxeen gurigiisa.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wiil uu dhalay hogaamiye ka tirsan Alshabaab oo degaankaasi laga yaqaan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle uu shir ugu yeeray magaalada Muqdishi xildhibaanada maamulkaasi.
Murashaxa Madaxweynaha Soomaaliya, Ambassador Maxamed Cali Ameriko ayaa kormeer ujeedadiisa ahaa ballaarin iyo dhiiri gelin ku tegay iskuul uu labo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa xilkii ka qaaday qaar ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa heshiis qarsoodi ah la galay mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay in la taageero maamulka Hirshabeelle iyo madaxweynaha maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay magaalada Hirshabeelle ee maamulka Hirshabeelle ayaa rikoor cusub ka dhigay xafladii dhaarinta Aqalka sare.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka wada tirsan milateriga Soomaaliya.
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa dib uga soo laabtay socdaal ay ku tageen dalka Itoobiya.
Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa markii labad dib loo dhigay, kadib markii uu markii labaad dalbaday muddo dheeraad ah madaxweynaha…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ay kooxda Alshabaab xalay ku qaadeen degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe.
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa Shahaadooyinka u diiday laba ka mida xildhibaanadii lagu doortay magaalada Jowhar oo la laalay natiijadii…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble oo si cad uga hor yimid go’aankii Guddiga khilaafaadka Doorashada ee lagu laalay kuraas…
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu doortay magaalada Jowhar aya laga dalbaday inay codkooda siiyaan musharax madaxweyne oo…
Madaxda maamulka Hirshabeelle ee deriska la ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gebi ahaantood isaga huleelay magaalada xaruntooda magaalada Jowhar.
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa baabi’iyay laba kursi oo lagu doortay magaalada Jowhar.
Wararka laga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya dad rayid ah ay halkaasi ku dileen sarkaal caan ahaa oo…
