Browsing: Hirshabelle
Waxaa magaalada Jowhar maanta dib looga anba qaaday Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa mar qura la arkay isagoo olole ugu jira inuu…
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Daaci) ayaa ku eedeeyay maaulka Gobolka Banaadir inay lacagtii canshuurta doorasho u…
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa si toos ah u farageliyay doorasahda Aqalka hoose ee mid ka mida…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u soo noqday wasiirkii Arrimaha Gudaha ayaa olole doorasho u tegay magaalada Jowhar ee maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in Xildhiban ay wadatay Madaxtooyada Soomaaliya looga adkaaday Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Waxaa maanta magaalada Jowhar lagu doortay xildhibaano ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay ku soo baxeen xildhibaanada…
Magaalada Baydhabo waxaa maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaanada Aqalka Hoose ee Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaalka ayaa war kasoo saaray Doorashada hakadka la geliyay ee Aqalka hoose, kana socotay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in ka mid ergooyinka Dooorashada ay geeriyootay.
Shaqaaqadii dhowaan ka dhacday xarunta Doorashada magaalada Jowhar ayaa noqotay imtixaan weyn oo horyaala Guddiyada Doorashada hee Gobol iyo heer Federaal.
Musharixiin badan ayaa la khaarijiyay oo ku fashilmay inay soo galaan Aqalada Baarlamaanka dowladda cusub ee Soomaaliya kadib markii madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka socdo duleedka magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaareen wafdi ka kooban taliyeyaasha ciidamada iyo Guddoomiyaha Guddiga…
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban ayaa Warsaxaafadeed ku saabsan is rasaaseyntii xalay ka dhacday xarunta doorashooyinka ee Jowhar oo dhowr qof…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa la sheegay in lagu dhaawacay wiil uu dhalay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay howlihii Doorasho ee ka socday magaalada Jowhar ilaa…
Rasaas ayaa caawa ka dhacday xarunta doorashada magaalada Jowhar oo ay ka socotay doorashada kursi ka mida aqalka hoose.
Kursi ka mida kuwa ugu muranka badan ee yaala magaalada Jowhar ayaa goor dhoweyd lagu kala baxay doorashadii ug adkeyd ee…
Kursi ka mida kuwa ugu muranka badan ee yaala magaalada Jowhar ayaa lagu wadaa in goor dhow doorashadiisa ka bilaabato…
