Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 12
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Fadeexad Culus oo ku soo wajahan Guddiga Doorashada (Warbixinta shaqaaqadii Jowhar)

    Fadeexad Culus oo ku soo wajahan Guddiga Doorashada (Warbixinta shaqaaqadii Jowhar)

    November 21, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shaqaaqadii dhowaan ka dhacday xarunta Doorashada magaalada Jowhar ayaa noqotay imtixaan weyn oo horyaala Guddiyada Doorashada hee Gobol iyo heer Federaal.

    Kursiga la isku fara saaray wuxuu ahaa kursigiig jufada Jidle/Gugundhabe oo ay ku loolamayeen wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Maxamed C/llaahi Xasan Nuux iyo  Axmed Shiikh Nuur Foodcade. Foodcade ayaa ku hormaray wareegii koowaad, waxaana caddaatay inuu ku guuleysan doono doorashada.

    Musharax Axmed Shiikh Nuur Foodcade ayaa ka mida taageerayaasha ugu dhow madxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

    Shaqaaqada ka dhacay doorashad Kursigan oo wareegii koowaad looga cod batay wasiir Nuux ayaa dusha loo saaray ilaalada wasiirka iyo taageerayaasha ku sugnaa hoolka shirka, waxaana ka dhashay qasaare lagu dhaawacay ilaa lix qof iyo in dib loo dhigo Doorashooyinkii Jowhar ka socday.

    Wadani.com ayaa ogaatay in wasiir Nuux ka tirsan yahay taageerayaasha madaxweynaha, isla markaana uu taageero ka heysto kooxda Damjadiid, iyagoo is tusay inay carqaladeeyaan doorashada intii looga guuleysan lahaa.

    Wasiir-NuuxGuddiga Doorashada heer gobol iyo heer Federaal ayaa laga sugayaa inay go’aan ka gaaraan arrintan oo noqon doonta imtixaan lagu kala ogaanayo kartida Guddiyada Doorashada ee jira inay awood u leeyihiin qaadasha go’aano adag inay ka shidaal qaataan madaxtooyada.

    Hore waxaa musharaxnimada looga xayuubiyay musharax lagu eedeeyay inuu weerar ka geystay magaalada Baydhaba, waxaa kaloo jira eedeyn loo jeediyay wasiir ka tartamayay magaalada Kismaayo oo aan go’aan weli laga gaarin, laakiin haddii Guddiga Doorashada musharaxnimada ka xayuubin waayo wasiir Nuux waxay noqon doontaa mid caddeyn u ah in Guddiyada Doorashada ay yihiin shaqaalaha Madaxtooyada oo u adeega kooxda Xasan Sheekh.

    Kadib falkii habeenimadii Jimcaha ee 18-ka Novembar ka sameeyaan xarunta doorashada Jowhar wasiir Nuux iyo kooxdiisa waxay keentay olole ka socda baraha bulshada oo looga dalbanayo guddiga Doorashada inay wasiirka ka saaraan musharixiinta aqalka hoose.

    Wadani.com

    Aqalka hoose Doorashada 2016 Jowhar Wasiir Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Wasiir Nuux
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Sirta ka dambeysa Qoraalkii Guddiga Doorashada Jubbaland tartanka uga joojiyay Wasiir Maxamed Mukhtaar
    Next Article Maxaad ka taqaanaa Madaxweynaha maamul Goboleedka Somaliland ee Muqdisho..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo