Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga xukuumadda Soomaaliya ayaa loo doortay kursi xildhibaan, kaasoo markii saddexaad uu u tartamay.
Browsing: Wasiir Nuux
Waxaa maanta Muqdisho ka dhaceysa doorasho kursi ka mida kuraastii hore loo laalay oo muddo laba jeer ah doorashadiisu ka…
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa Shahaadooyinka u diiday laba ka mida xildhibaanadii lagu doortay magaalada Jowhar oo la laalay natiijadii…
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa baabi’iyay laba kursi oo lagu doortay magaalada Jowhar.
Beesha caalamka ayaa si weyn u cambaareysay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Jowhar oo lagu doortay wasiir hore looga reebay Doorashada.
Guddiga Doorashada heer federaal ayaa sharci darro ka dhigay doorashadii shalay kursi xildhibaan loogu doortay magaalada Jowhar Wasiirka Dhalinyarada iyo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorasho aan hore loo arag ay halkaasi ka dhacday saaka.
Guddiga Doorashada Dadban ayaa go’aan uu caawa soo saaray uga reebay inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee Beeshiis Wasiirka Dhalinyarada…
Shaqaaqadii dhowaan ka dhacday xarunta Doorashada magaalada Jowhar ayaa noqotay imtixaan weyn oo horyaala Guddiyada Doorashada hee Gobol iyo heer Federaal.
Rasaas ayaa caawa ka dhacday xarunta doorashada magaalada Jowhar oo ay ka socotay doorashada kursi ka mida aqalka hoose.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay ka dambeysay weerarkii Bambaane ee xalay lagu qaaday Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan…
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa caawa ka badbaaday qarax Bam oo lala beegsaday gaari uu…
