Browsing: Hirshabelle
Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa si buuxda u taageeray Doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo hadda uun soo dhammaatay.
Musharixii xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Maxamed Caraale ayaa ka baxay oo ka haray tartanka doorashada oo hadda ka bilaabatay…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar oo ololaha doorashada madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle ay ka socoto ayaa sheegaya in xaliyay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu wadaa in maanta loo doorto xilka madaxweyne ku xigeenka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in loolanka doorashada xilka Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo maanta dhacaya uu sii…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay la wareegeen ammaanka magaalada Jowhar iyo goobta ay ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in 5 musharax ay isugu soo hartay tartanka doorashada xillka madaxweynaha maamulka…
Waxaa la soo gaaray doorashadii Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle, iyadoo mugdi badan ku xeeran yahay cidda noqoneysa Madaxweynaha Hirshabeelle.
Tan iyo markii uu soo bilowday qorshaha dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxaa hareeyay diidmo ka imaaneysay Beesha Xawaadle…
Xubno ka kooban mas’uuliyii ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta gaaray magaalda Jowhar.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo dhowaan ka hor yimid shirka Jowhar maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo howlaha maamul u sameynta Gobolka Hiiraan ee ka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamadii taabacsanaa musharax Cali Xasan Taakow oo maanta qabsaday xarunta shirka ee…
Wararaka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo milateri ah oo gadoodsan ay la…
Musharax u taagnaa xilka madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ka baxay musharaxnimadii, wuxuuna kashifay arrimo badan…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa qirtay inuu keligiis ku haray mucaaradnimada maamulka loo sameynayo gobollada Hiiraan iyo…
Haweeney lagu magacaabo Canab Axmed Ciise ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeellle.
