Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»XOG CULUS: Yaa noqonaya Madaxweynaha Maamulka cusub ee Hirshabeelle..? [5 Musharax oo isku heysta]

    XOG CULUS: Yaa noqonaya Madaxweynaha Maamulka cusub ee Hirshabeelle..? [5 Musharax oo isku heysta]

    October 16, 2016Updated:October 9, 20202 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa la soo gaaray doorashadii Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle, iyadoo mugdi badan ku xeeran yahay cidda noqoneysa Madaxweynaha Hirshabeelle.

    Olole hoose oo lagu xulayo cidda noqoneysa madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaaldaa Muqdisho intii ay Jowhar ku jiray doorashada xildhibaanada iyo Guddoonka Baarlamaanka.

    Xilkan oo horeba loo qoondeeyay Beesha Xawaadle ayaa waxaa isu soo sharxay xubno badan oo qaarkood taageero heysta iyo kuwa iskood isu wada.

    Musharixiinta waxaa ka mida:

    1. Maxamed Cabdi Waare
    2. Cali Caraale
    3. Cali C/llaahi Cosoble
    4. C/fataax Xasan Afrax
    5. Yuusuf Axmed Hagar

    Musharixii ugu tunka weynaa ee ay taageersaneyd IGAD Cali Caraale ayaa hadda xaalku ku xumaaday kadib markii uu dhaqaale la’aan noqday, tartan adagna soo wajahay, waxaana la sheegay inay rajadiisu liidato. (Akhri Warkan)

    Musharax Maxamed Cabdi (Waare) oo taageersanaayeen inta badan xildhibaanada iyo xubnaha labada gole ugu jira Beesha Xawaadle ayaa isna cadaadis weyn uga yimid madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana rajadiisu ay tahay mid god sii galeysa.

    Guddoomiyaha xilligan ee Gobolka Hiiraan Yusuuf Dabageed iyo Guddoomiyihii hore C/fataax Xasan ayaa labaduba rajadoodii  xilka madaxweyne ay meesha ka baxday markii ay xaqiiqsadeen in madaxtooyada Soomaaliya ay wadato musharax kale.

    Cali C/llaahi Cosoble ayaa noqday musharaxa ku soo bixi doona xilka madaxweynaha maamulka labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, waana musharaxa laga wato Villa Somalia, iyadoo ay muuqato in xilka si fudud ku heli doono.

    Musharaxan ayaa hore u soo noqday wasiir ka tirsan dowladii KMG ahayd ee C/llaahi Yuusuf, waana siyaasi reer Hiiraan ah oo miisaan lhe marka laga reebo inuu noqday shaqsiga uu wato madaxweynaha xilkiisu dhammaaday.

    Haddii qorshahan hirgalo waxay noqon doontaa markii afgembi siyaasadeed oo Damjadiid iyo Xasan Sheekh ay ku khaarijiyaan Musharixii IGAD.

    Wadani.com

    Cali Cabdullaahi Cosoble Hirshabeelle Jowhar Yaa noqonaya Madaxweynaya Hirshabeelle
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Sidee Beesha Xawaadle ku heshay xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle?
    Next Article AKHRSO: Liiskii ugu danbeeyay Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha & ku xigeenka Hirshabeelle

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo