Browsing: Hirshabelle
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii maamul usameynta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo…
Ergooyin fara badan ayaa ku sugan magaalada Jowhar oo lagu wado inuu maanta ka furmo shirkii maamul u sameynta gobolada…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay fal naxdin leh ka fulisay degaanka Biyo-cadde oo…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa wakiilka IGAD ee Soomaaliya ku eedeeyay ka baxay wixii ay isku ogaayeen.
Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan qaarkood ayaa ka hor yimid shirka maamul u sameynta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo…
Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa ka digay in laga hor yimaado qorshaha maamul u sameynta gobollada Shabeelaha Dhexe…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon dhinac ammaanka qaabilsanaa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii maamul u samaynta gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan uu magaalada Jawhar ka furmi…
Mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Qorshe cusub oo lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay hogaamineyso IGAD ayaa soo shaac baxay.
Qabanqabaadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo lag u wado in dib loo…
Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo ah ninka uu madaxweyne Xasan Sheekh u xushay inuu noqdo madaxweynaha maamulka labada Gobol ee Hiiraan…
Ciidamo Boolis ah oo loogu talogalay in sugaan ammaanka shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo dib…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal qaraar ka qarxay degaanka Luuq Jeelow ee duleedka magaalada…
Cali Daahir Xeroow [Cali Kuluc] oo ahaa madixii warfaafinta gobolka Hiiraaan ayaa xabsiga laga sii daayay maanta kadib markii uu…
Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Dabageed ayaa war qoraal oo uu soo saaray wuxuu ku mamnuucay in shirarka iyo kulamo aanu…
Madaxa Warfaafinta maamulka Gobolka Hiiraan ayaa lagu xiray magaalada Beledweyne, kadib markii looga yeeray xarunta Nabadsugidda magaaladaasi sida ay saxaafadda…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in la dilay madaxii howlgelinta Ururka Al Shabaab ugu qaabilsanaa Gobolka…
IGAD & Itoobiya oo ka danbeeya in shirkii Maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe oo wareejiyo Muqdisho
Urur Goboleedka IGAD ayaa wada qorshe lagu doonayo in shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe loo wareejiyo…
Waxaa soo baxaya warar ku saabsan inuu jiro qorshe ay wado dowladda Soomaaliya oo ku saabsan in shirkii maamul u…
