Browsing: Hirshabelle
Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay inay ka jawaabeen cabashooyinka reer Hiiran ee ku saabsan in…
Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa go’aansaday in la dhiso maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo dib loo bilaabayo shirkii magaalada…
Kulan ay odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood ku yeesheen magaalada Beledweyne ayay sheegeen inay ka horjeedaan
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa dil qorsheysan oo la yaab leh ka fulisay degaanka Halgan
Guddoomiyaha Xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ahaa marti sharaf ka qeybgashay caleemo saarka Ugaas Xasan
Xaflad lagu caleemo saarayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ugaaska 20-aad ee Beesha Xawaadle
Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay muddo kororsi sameysteen
Duubabka Dhaqanka Beesha Mudulood ayaa ka baaqsaday ka qeyb galka caleemo saarka Ugaaska Beesha Xawaadle
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul uga hadlay war ay faafiyeen
Maamulka Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay Carrabka ka jareen gabar
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan qaar ka mida Duubabka dhaqanka Hiiraan
Taliye Cusub ayaa loo magacaabay Ciidanka Nabadsugida Qaranka ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana talyaha cusub lagu magacaabaa C/qaadir Cabdullaahi Xaayoow.…
Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka IGAD Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa maanta socdaalkoodii labaad ku tegay magaalada Beledweyne
Afhayeenka odayaasha dhaqanka Hiiraan Ugaas Cali Ugaas Muxumed Shafeec ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii dhex maray iyaga iyo wafdigii IGAD…
Urur Goboleedka IGAD ayaa muddo shan maalmood ah siiyay odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan
Ciidamada Amniga ee Jowhar ayaa xabsiga dhigay laba weriye oo ka howlgla magaaladaasi oo lagu eedeeyay inay aflagaado kula kaceen maamulka…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa qaadacay qaabka doorashada 2016 u socoto, iyagoo ka digay dadkii noqon lahaa xildhibaanada in dowladda Federaalka…
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdinuur (Madeer) ayaa maanta…
Waxaa si lama filaan ah Isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan maanta si lama filaan ah ugu geeriyooday weriye…
Bannaanbax ay soo abaabuleen taageerayaasha Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne, iyadoo looga horjeeday…
