Browsing: Hirshabelle
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa colaad kale ku abuurtay beesha Xawaadle kadib markii uu liiska Odayaasha leh saxiixa laga reebay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho oo degdeg ah ku xukuntay gacan ku dhiiglihii ku eedeysnaa dilka Taliyiha Ciidanka nabadsugidda…
IGAD iyo dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kadib markii…
Maamulka iyo ciidamada dowlada Soomaaliya ee magaalada Jowhar ayaa sameeyay arrin la yaab leh kadib mrkii Qabuurihii lagu aasayay Taliyihii…
Ciidamada Dowladda ee Magaalada Jowhar ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen askarigii ka danbeeyay dilkii xalay magaaladaasi loogu geystay Taliyihii Nabad Suggida…
Wararka laga helayo magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in sarkaalkii ugu sareeyay nabadsugidda gobolka Shabeelaha Dhexe toogasho lagu…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa Magaalada Baladweyne uga dhawaaqay maanta inay ka horjeedaan Guddiga Doorashada heer Federaal oo madaxweyne Xasan Sheekh…
Xog ay heshay mareegta Wadani.com ayaa sheegeysa in qorshihii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay wadeen…
Dowladda iItoobiya ayaa ciidamo fara badan geysay degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan oo dhowaan dagaal qaraar ku dhex maray ciidamada…
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa shegay inuu xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulabarde C/casiis Duurow iyo Duqii Degmadaasi,waxaana lagu badalay maamul…
AMISOM ayaa goor dhoweyd soo bandhigtay hub fara badan oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii weynaa ee ka dhacay tuulada Halgan…
Xog cusub oo laga helay dagaalkii Halgan ayaa sheegaysa in ciidamada Itoobiya dagaalkaasi looga dilay 33 askari oo meydoodka laga…
Weerarkii Alshabaab ku qaadeen aroortii saaka 9 June 2016 tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa noqday kii ugu qaraaraa ee…
Ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu ahaa degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa ka badbaaday howlgal loogu talogalay in lagu xasuuqo oo…
Guddoomiyaha degaanka Halgan Guhaad Cabdi Warsame ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabab laga dilay uu gaarayo 200. “95 maleeshiyo ayaan tiriyay markaas…
Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa tiro cusub ku soo kordhiyay qasaaraha dagaalka Alshabaab kasoo gaaray weerarkii cuslaa…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo ciidamada Itoobiyaanka iyo Kooxda Alshabaab ku dhex maray saldhig ay Itoobiyaanka…
Weerar qorsheysan oo si weyn loo soo abaabulay ayay Al-Shabab ku qaaday Xerada ciidamada Itoobiya ku leeyihiin tuulada Halgan ee duleedka…
Ciidamada Alshabaab ayaa weerar qarax ah ku qaaday ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Federaalka ku sugnaa degaanka Masaajid Cali Gaduud.…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka hadlay magaalada Beledweyne ayaa ka dardaar weriyay xaaladda magaaladaasi, wuxuuna sheegay…
