Browsing: Hirshabelle
Kulan maanta dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaaska Beesha Xawaadle ee aan weli la duubin Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Banaanbax Rabshado uu ka bilwoday Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo uu ku…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u ahaa Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Somalia ayaa sheegay in wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo uu hadda ku sugan yahay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegaya in…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta tegay magaalada Beledweyne ayaa sheegay inaysan ka daali doonin inay ka mira…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka degay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, isagoo wada isku…
Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Dacar Xersi Nuur ayaa sheegay in wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) aysan uga…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa la sheegay inay laba qodob hor dhigeen kulankii ay la yeesheen Ra’iisal…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa aflagaado iyo ihaano kula kacay dadka reer Hiiraan iyo odayaashooda isagoo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulan ay maanta yeesheen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo Odayaasha Dhaqanka beelaha…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne, isagoo ka ambabaxay magaalada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay isu dhiibeen ciidamadii ugu badnaa ee mar qura kasoo goosta dowladda Federaalka sida ya baahiyeen…
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta tababbar ugu soo xiray garoonka Bali-doogle ee Gobolka…
Wafdi isugu jiray Duubabka dhaqameed iyo odayaal uu hogaaminayo Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf ayna ka mid yihiin Ugaas…
Wafdigii wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo muddo toddobaad ah ku sugnaa Magaalada Beledweyne ayaa ugu…
Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ku kala qeybsamay arrinta maamul u sameynta Gobolka Hiiraan kadib kulan xasaasi ah oo ay…
Odayaasha Dhaqanka beelaha Hiiraan oo dhowaan qaadacay inay la kulmaan Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddo saddex maalmood…
Guddoomiyaha odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Nabadoon Dacar Xersi Nuur ayaa sheegay inaysan la kulmin oo wax soo dhoweyn ah aan…
Mid kamida odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si xun u eedeeyay Wasiirka Gudaha Dowladda…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa weji gabax weyn kala kulmay odayaasha iyo waxgaradka gobolka…
