Browsing: Hirshabelle
Gobolada uu maro webiga Shabeelle ee Soomaaliya ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay laga dareemay biyo yaraan aan hore loo arag iyo…
Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo maanta tegay Beledweyne ayaa qiray inay caqabadosoo wajaheen shirka Jowhar ee…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu baajiyay safar uu…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa maanta u anbabaxay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan si uu xal ugu…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee kooxda Alshabaab Sheekh Maxamed Mire ayaa beeniyay in la dilay isagoo ka hadlay meel fagaare degmada Buq-aqable, halkaasoo…
Dagaal culus oo saacado ka socday duleedka degmada Mirtuugo ee degmada Mahadaay ayaa keenay inay dib u soo laabtaan ciidamadii…
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa dagaal kala hor timid ciidamada dowaladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ee ku sinqaya tuulooyinka ku harsan Alshabaab ee Gobolka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar cirka iyo dhulka ah oo xalay saqdii dhexe ciidamo loo maleynayo inay…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in howlgal culus ay xalay degmada Awdheegle ku qaadeen ciidamo ajnabi ah…
Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan duqeyntii ciidamada Cirka Mareykanka ku qaadeen xero ay tababar uga socday ee Gobolka…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentegon ayaa goor dhow shaacisay inay diyaaradaha DRONE-ka ee aan cidna wadin weerar ay ku qaadeen…
Odayaasha dhaqanka Beelaha gobolka Hiiraan ayaa qaadacay shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo lagu waday inuu…
Taliyaha Saldhiga Booliska magaalada Baladweyne Col. Cali Dhuux Mahad Alle ayaa ka warbixiyay qaraxii maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha Beledweyne, isagoo…
Wararka ugu danbeeye ee laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay saaka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyn oo dhaliyay qasaare dhaawac…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan uu ka dhacay qarax weyn oo geystay khasaare.…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta odoyaal gaaray ilaa 40 xubnood oo ka socda Gobolka Hiiraan u…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ciidamada Itoobiya ay duqeyn cirka ah ka geysteen xero tababar…
Shirkii maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa lagu wadaa inuu dib u furmo iyadoo dadaal loogu jiro…
Wararka laga helayo degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in taliye kuxigeenkii Ciidamada Nabadsugidda ee Degmadaasi Ibraahim Maxamuud Waanbe…
