Browsing: Hirshabelle
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu maamulka shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha…
Wararka laga helayo imaanaya degaanka Xajuub oo Duleedka ka ah Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka dadka degaankaasi…
Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay degaanka Ceel-baraf ee degmada Mahadaay, gobolka Shabeelaha Dhexe oo kamid…
Xogta laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan oo ku saabsan shirkii gaarka ahaa ee dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta socdaal degdeg ahaa ku tegay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa markii uu tegay halkaasi, waxaa…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud oo tegay maanta Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada…
Munaasbada xariga looga jaraayey hirgalinta waddo cusub oo isku xiri doonta magalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo degmada Hobyo ee…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa dib ula wareegtay degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan kadib markii ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM isaga…
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay degaanka Biyo-cadde ee gobolka…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay la sheegay inay la wareegeen degaanka Buurweyn ee ka tirsan degmada Buulaburte…
Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay saaka la wareegeeb degaanka Biyo Cadde ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo hadda hogaamiya xisbi siyaasadeed Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] oo ay la socdaan odayaal dhaqameedyo…
Taliyihii garoonka Jowhar Cali Xasan Guure iyo Sedex askari ka tirsan ciidankiisa ayaa ku dhintay Qarax miino oo la dhigay…
Wararka laga helayo gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya dagaal degaanka Cali-fooldheere oo hoostaga Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ku dhexmaray…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inay halkaasi isaga tageen wasiiradii ugu danbeeyay ee…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
WAR CUSUB: Maamulka Degmada Balcad oo shaaciyay inay helaan qof meyd ah oo diyaarad ka soo dhacay…!!
Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay inay hayaan qof Meyd ah, ahna nin oday ah oo ay…
Xubno isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa kusii qul ulaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan…
Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xilka ka dhaxlay walaalkiis Ugaas C/raxmaan oo dhowaan geeriyooday balse…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi beesha Xawaadle uga furmi doono shirweyne…
