Browsing: Hirshabelle
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Maxamed Salaad ayaa lagu eedeeyay inuu ka danbeeyo dhibaatada ka taagan shirka maamul…
Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdi Cabdulle oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyay howlgalo ay…
Beesha Mudulood ayaa go;’aan mideysan ka qaadatay shirka maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kadib shir ay u…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Beesha Xawaadle ay qarka u saaran tahay inay ku dhawaaqo diidmada federaalka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha amar siisay beelaha ka horjeeda Shirka Jowhar & xaalada oo ka sii dareysa
Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa ka socda kulamo lagu xalinayo tabashooyin ay qabaan beelaha qaarkood oo ku aadan…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Beesha Xawaadle shirweyne siyaasadeed oo ku saabsan xaalada beesha iyo dhismaha maamul…
Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhexe waxaa shir uga furmay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee Beesha Wacbuudhan Abgaal, iyadoo shirkani…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saacadaha soo socda Madaxweynaha Dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi laga sugayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo…
Beesha Baadicade ayaa shaacisay inay ka baxday shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo dhaliishay qaabkii ay…
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabelelaha Dhexe oo laga furay shirka Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo…
Xildhibaan Daahir Amin Jeesow ayaa eedeyn kulul u jeediyay wasiirka arrimaha dowladda Federaalka C/raxmaan Odowaa oo uu sheegay inuu cadaalad…
Odayaasha beelaha gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hor yimid qorshe ay wasaaradda arrimaha…
Beesha Shanaad ayaa olole weyn ugu jirta inay qabato hogaanka maamulka cusub ee lagu dhisayo magaalada Jowhar, kaasoo ah maamulka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka ay soo bandhigtay tirada odayaasha soo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi ka kooban wasiirada iyo xildhaanada kasoo jeeda gobolada Hiiraan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu weli xabsiga ku jiro Wariye lagu Magacaabo C/raxmaan Maxamed Cali “Black” oo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in shirka maamul sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi…
Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan yaa waxba kama jiraan ka soo qaaday hadallo kasoo yeeray odayaal ku shiray…
