Browsing: Hirshabelle
Waxaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe shirkii maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe…
Waxaa maanta oo bishu ahayd 12-ka Bisha Janaayo 2016 magaalada Jowhar furmay shirka maamul u sameynta magaalada gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd oo hadda ah si rasmi ah u furay shirka maamul u sameynta…
Xafladii furitaanka shirka mudada dheer la sugayay ee maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa goor dhoweyd ka…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa shaaciyay inay qaadaceen shirka Jowhar ee maamul u sameynta gobolada Hiiraan isla…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin odayaasha Hiiraan,…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda magaalo aan ahayn Kismaayo, iyadoo laga sugayay inuu furo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka…
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay diyaarinta shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe amreen in la xiro dhamaan Iskuuladda Waxbarshada ee degmada Jowhar,…
Meydka Marxuun Ugaas C/raxmaan Ugaash Khaliif ayaa maanta Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka kubada cagta ee lagu magacaabo Laqanyo oo…
Shirkii maamul u sameynta goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la qorsheynayay in magaalada Jowhar uu ka furmo maalinta Beri ee…
Waxaa magaalada Beledweyne ka socda qabanqaabada aaska Allaha u naxariistee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo dadaal loogu jiro in aaskaasi…
Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Federaalka iyo waxgarad oo ay ka mid yihiin wasiiro, xildhibaano iyo odayaal dhaqameed ayaa…
Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Ugaas C/raxmaan Ugaas…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dejisay qorshe lagu dhisayo maamul goboleedka Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, waxaana wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dagaal beeleedkii u dhaxeeyay labo maleeshiyo uu dib uga qarxay halkaasi, iyadoo dagaalkan…
Ciidamada AMISOM iyo Milatariga Soomaaliya ee SNA ayaa Al-shabaab kala wareegay degaano hoostaga Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan oo u…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku dhawaaqay xilliga uu furmayo shirka maamul u sameynta…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ay la socdaan wasiiro iyo xildhibaano ayaa…
