Browsing: Hirshabelle
Faafhaahin ayaa ka soo baxeysa dagaal kooxda Alshabaab maqribnimadii caawa ku qaaday degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo dableyda…
Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa diyaar garow weyn ugu jirta marti gelinta shirka maamul u sameynta Gobolada…
Dowladda Soomaaliya oo ku howlan diyaarinta shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa AMISOM ka dalbatay in…
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa isku khilaafay amar shalay ka soo baxay maamulkaasi oo ku saabsan in INDHA-SHAREERTA ay xirtaan…
Iyadoo lagu wado inuu dhowaan magaalada Jowhar ka furmo shirka dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe, ayaa waxaa durba…
Guddoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Daaci ayaa sheegay in labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha…
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo Qaar ka m ida qurbajoogta Gobolkaasi ayaa magaalada Beledweyne ka sheegay inaan la isku raacsaneyn…
Maamulka Gobolka Sh/dhexe ayaa magaalada Jowhar ka mamnuucay Indha-shareerka islaamiga ah ee haweenka, iyadoo sidoo kale maamulku xayiraad ku soo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odowaa ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka loo marayo maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha…
Magaalada Jowhar waxaa ka socda diyaar garow weyn oo ku saabsan marti gelinta shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Ceymoy iyo xubno la socda ayaa maanta gaaray…
Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne ayaa si weyn uga hor yimid wareegtadii uu madaxweynaha Soomaaliya ku magacaabay caasimada…
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa socdaal shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee…
Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si diiran usoo dhoweeyay in magaalada Jowhar ay marti gelineyso shirka maamul u…
Guddoomiyaha cusube ee loo magacaabay Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xilka loo dhiibay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caasimad maamul goboleedka KMG ah ee Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe u magacaabay…
Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday iyo Guddoomiye cusub oo loo magacaabay (Wareegto)
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan C/Fataax Xasan Afrax oo kiis dil ah ku eedeysnaa,…
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay la wareegeen degaanka Qoryaale oo xadka labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa goobjoog ka…
Kulan ay wada yeesheen Beelihii ku dagaallamay Gobolka Hiiraan iyo Hogaanka Dhaqanka ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo wada gaaray…
