Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay caasimadda & magaalada marti gelineysa Maamulka KMG ah ee Hiiraan & Sh/dhexe

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay caasimadda & magaalada marti gelineysa Maamulka KMG ah ee Hiiraan & Sh/dhexe

    December 20, 2015Updated:December 20, 20152 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Xasan Sheekh oo olole ugu jira in Gobolka Banaadir
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caasimad maamul goboleedka KMG ah ee Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe u magacaabay magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan.

    Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Buuloburte ay noqoneyso caasimadda maamulka KMG ah ee gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe iyadoo magaalada Jowhar ay iyaduna marti gelin doonto shirka maamulka loo sameynayo labada gobol.

    Madaxweynaha ayaa u muuqda inuu isagu qaatay shaqadii ay qaban lahaayeen ergada shirka kadib markii muran muddo jiitamayay lagu guuleysan waayay in hore loogu socdo shirka maamul u sameynta labada gobol.

    HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA MADAXWEYNAHA


     

    XEER MADAXWEYNE LR. 86                    TAARIIKH: 19/12/2015

    MAGACAABIS CAASIMAD GOBALEEDKA MAAMULKA KMG AH EE HIIRAAN IYO SHABBEELLADA DHEXE

    MADAXWAYNAHA J.F.S

    MarkuuArkay    :  Qodobka  87aad, Xarafka ‘C’,  Qodobka 90aad, Xarafka ‘K’ iyo 99aad, Xarafka ‘G’ ee

    Dastuurka J.F.S.

    MarkuuArkay    :  SharciLr. 116 eesoobaxayOgosto 6, 2013 kunasaabsansharcigamaamullada

    DegmooyinkaiyoGoballadadalka

    MarkuuTixgaliyey :Dareenka dadweynaha iyo Soo jeedinta odoyaasha Dhaqanka iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda

    Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

    MarkuuGarwaaqsaday:  inay lagama maarmaan tahay ilaalinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed iyo

    xallinta khilaafaadyada iyo inay jirto baahi loo qabo dhisidda Maamullada Gobollada Iyo Degmooyinka dalka si ay u dhisman Dowlad- goboleedyo Dastuurka waafaqsan

    WAXA UU SOO SAARAY XEERKAAN:

    Qodobka 1aad

    Wuxuu Madaxwaynaha J.F.S ansixiyay laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2015 in Magaalada Buulaburde oo ka mid ah degmooyinka Gobalka Hiiraan ay noqoto Caasimadda Maamulka KMG ah ee Goballada Hiiraan iyoS habeellada Dhexe ay yeelanayaan.

     

    Qodobka 2aad

    Magaalada Jowhar oo ah magaalo madaxda Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa noqoneysa MADASHA marti-galineysa shirka maamul-dhisashada Goballada Hiiraan iyo ShabeelladaDhexe.

     

     

    Qodobka 3aad

    Sagaashan (90)  cisho gudahood buu maamulka cusub ee Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe dhistaan ugu guuri doonaa magaalo madaxda maamulka oo ah Buuleburde.

     

    Qodobka 4aad

    Waxa uu Xeerkan dhaqan gelayaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, waxaana lagu soo daabici doonaa Faafinta Rasmiga ah Dowladda JFS.

     

    MUQDISHO: 19/12/2015

     

     

    Madaxweynaha J.F.S

    Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

    Buuloburte Hiiraan Jowhar Sh/dhexe Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyihii Gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday iyo Guddoomiye cusub oo loo magacaabay (Wareegto)
    Next Article DAAWO: Dhoolatuskii Xuska sanadguurada 72-aad ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo