Browsing: Jubaland
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wadahadal u socday wakiilada Madaxweynaha xilkiisu dhammaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wasiirka…
Ciidamo, hub iyo gaadiid dagaal ayaa mar kale maanta ka degay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo, kuwaas oo laga qaaday…
Dowlada Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe dhalinyaro kusoo daabushay diyaarado kasoo qaaday degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa digniin culus kasoo sartay Ciidamadii ay dowladda federaalku shalay ka dejisay degmada Doolow iyo dagaal ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan…
Muqdisho, 16, Maarso, 2021- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwadda Badda ee Soomaaliya kala…
Alshabaab ayaa mar kale xukunno Dil toogasho ah ku fulisay rag ay ku eedeysay inay basaas u yihiin sirdoonada dowladaha…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi la socda ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu maanta gelinka danbe tegayo magaalada Muqdisho.
Alshabaab fageaare ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/Dhexe ku dishay shan nin oo ay kusoo eedeysan inay basaasiin u…
Alshabaab ayaa dhan nin oo ay ku soo eedeysan basaasnimo ku fulisay xukun toogasho ah oo ka dhacay degmada Jilib…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa taageeray wadahadallada u dhaxeeyay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xil gaarsiinta iyo Midowga Musharixiinta.
Maxkamadda Alshabaab ee magaalada Jilib ee Gobolka J/Dhexe ayaa khamiistii xukuno Xad Zino ah iyo Tuugnimo ku fulisay saddex qof…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa culeyskii ugu weynaa saaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), iyagoo ku cadaadinaya inuu ka qeyb…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa dadaalkii ugu danbeeyay ku jira si ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ugu qanciyaan inay ka qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa si looga baxo xaaladda ka dhalatay weerarkii ay dowladda Federaalka ku qaaday Musharixinta Madaxeynaha iyo Bannaanbaxyadii ay…
Shirkii Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ee lagu waday inuu Muqdisho ka furmo ayaa xaalad cusub soo wajahday, kadib…
Maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa cambareeyay falalka xalay iyo saaka ka dhacay Muqdisho, isagoo nasiib darro…
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo oo ay ka socdaan shirar xasaasi ah oo…
