Browsing: Jubaland
Mooshin ay labada Aqal ee Baarlamaanka hor geeyeen 11 xildhibaan oo ku saabsan xaalada Gobolka Gedo iyo xasuuqa ay ka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal saaka ku dhex maray Xuduudka laabda dal ee magaalooyinka Beled-xaawo iyo…
Meydka marxuum C/llaahi Warsame ayaa laga soo saaray goob ay ku aaseen ciidamada Kenya, waxaana lagu soo bandhigay bannaanbax ka…
Ninkan waxaa lagu soo eedeeyay inuu muddo dheer Sixirka ku shaqeysan jiray oo dhibaato ku hayey Qoysaska
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay maqaamka caasimadda Muqdisho iyo aragtida uu ka qabo; isagoo sheegay inay tahay…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xildhibannada labada gole ee kasoo jeeda Degaanada Jubbaland ka dalbaday saddex qodob oo ku…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in safiirka Mareykanka uu martigeliyay kulan looga hadlay arrimaha Amniga iyo dagaalka lagula jiro…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay diyaarad Drone oo nooca wax basaasa ah, taasoo ay sheegeen inay leeyihiin ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu…
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta maqribnimadii dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho, kadib safar degdeg ahaa oo uu…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu aasay Allaha u naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Shaafi Raabi Kaahin iyo wiil…
Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamed Islaam ayaa degdeg ugu laabtay magaalada Kismaayo, iyadoo la filayey inuu ka qey galo shirka Dhammeystirka…
Ardaygii kaalinta 22-aad ka galay Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada sare ayaa ku geeriyooday magaalada Kismaayo, sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada,…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inGudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin uu geeriyooday.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo lala beegsaday mas’uul sare.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay magaalada Ceelwaaq.
Mid ka mida Qisooyinka cajiibka ee ay reebtay natiijadii imtixaankii Dugsiyada sare sanad-dugsiyeedka 2019/2020 waxaa ka mida wiil danyar ah…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrik (AFRICOM) ayaa si cad u sheegtay inuu duqeyn ku dilay taloye sare oo ka tirsanaa…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa ka hadlay qarax Alshabaab ku qaaday degaanka Jannaayo Cabdalla ee Koonfurta Soomaaliya, iyadoo…
War kasoo Al Shabaab ayaa lagu shaaciyey in werarkii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay degaanka Janaay-Cabdalla, duleeda Kismaayo, lagu dilay…
