Browsing: Jubaland
Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa go’aan wadajir ah kasoo saaray shirkii Dhuusmareeb 3 oo…
Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo saray war-saxaafadeed ku saabsan Shirka Dhuusamareeb 3, isagoo eedeyn u jeediyey dowladda Federaalka oo fulin weyday…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax Miino oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaasoo dhaliyey…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Alshabaab ay Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday wasiirka Waxbarashada xukuumadda…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh u diray Gobolka Gedo, xili lagu dhex jiray dhaqan gelinta heshiis shirkii Dhuusamareeb ku…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya ay ku burburtay Garoonka diyaaradaha magaalada…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyye inay duqeyn ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo halkaasi…
Warbaahinta Alshbaab ayaa baahisay muuqaallo ku saabsan caruur lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee Drone-ka ka geysteen degmada…
Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada farsamada ee doo diyaariaya hannaanka Doorashada dalka 2020/2021.
Heshiis hoose ayaa dhex maray madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, kadib kulamo xiriir ah oo ku…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu kulan gaara la yeeshay Madaxweyne Maxamed…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay galabta maqribkii magaalada Dhuusamareeb ee caafimadda Galmudug, kadib markii uu maanta…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo booqashadiisii labaad maanta ku tegay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Magaalada Garowe kula kulmay wasiirka Gaadiiska iyo Duulista ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug uga qayb galay furitaanka shirka wadatashiga Dowlad Goboleedyada…
Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam ayaalagu so dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, isagoo noqday madaxweynihii ugu dnabeeyay maamul Goboleedyada ee halkaasi…
Waxaa magaalada Dhuusamaareeb saaka gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sii jeeda…
Diyaargarow weyn ayaa ka socda xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb oo Berri uu ka furmi doono shir u gaara madaxda…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka digay inay Soomaaliya dib ugu noqoto xaaladii hore, hadidi aan si nabad…
Kulanka xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow furmo, iyadoo ajendayaasha maanta ay looga doodayo ay yihiin kuwo…
