Browsing: Jubaland
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay la socdaan Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig iyo Sheekh Daahir oo heshiiska ku saxiixay magaalada…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo taageertay wada-hadalladii heshiiska dhaliyey ee Axmed Madoobe Jubaland iyo siyaasiyiinta Golihii Isbadal doonka Jubaland ee…
Alshabaab ayaa go’aan cusub ka qaadatay cudurka Saf-marka ah ee Covid-19, waxaana farriin uu soo duubay Afhayeenkooda Sheekh Cali Dheere…
Siyaasiga Reer W/Bari Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa si weyn dhaliilay…
Heshiis ka kooban 7 qodob ayey magaalada Nairobi maanta ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland…
Kulan lagu saxiixay heshiis ay gaareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Raggii kasoo horjeeday ayaa goor dhoweyd lagu kala…
Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay inaysan weli helin lacagtii ay Dowldda Federaalka sheegtay in la siinayo maamul Goboleeyada si…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa beeniyey war ay faafiyeen warbaahinta taageerta Alshabaab oo ku saabsanaa in 10-kii April…
Alshabaab ayaa xukun toogasho ah ku fulisay nin oo ay sheegtay in lagu helay Basaasnimo, iyagoo u shaqeynayey dowladda Federaalka…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in dadkii ugu horeeyay laga helay cudurka Coronavirus, kadib markii loo karaantiilay shaki laga qabay inay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa shaacisay in laba duqeyn oo laga fuliyey Koonnfurta Soomaaliya lagu dilay 11 xubnood oo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa faahfahin ka bixiyey duqeyn cusub oo shalay 6-dii April uu ka fuliyey…
Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aanay aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka beeleed ee dadka…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaal beeleed muddooyinkan ka socday duleedka magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta darajada Gaaahaanle Sare u dalacsiiyey Taliyaha Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee Degmada Afmadow Gaashaanle…
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mahad Maxamed Islaam ayaa qarxiyey xog ku saabsan in Madaxweynaha…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa shaacisay inay amar kasoo baxay amiirka Alshabaab lagu dilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee Gobolka…
Mas’uulka madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan howlgalka Jubbooyinka ayaa markii ugu horeysay tegay Gobolka Gedo, isago wadahadal la galay saraakiil ka…
Dalalka Beesha caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa War caawa kasoo saaray xaaladda Gobolka Gedo, waxayna sheegeen inay ka walaacsan yihiin…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa ka hadlay geerida taliyihii ciidamada Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo la sheegay in lagu dilay…
