Browsing: K/Galbeed
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dadaal dheeraad ah ku bixiyey in xildhibaannada Beeshiisa aysan u codeyn metelaadda…
Kulanka xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow furmo, iyadoo ajendayaasha maanta ay looga doodayo ay yihiin kuwo…
Wrarka laga helayo degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in caawa fiidkii ay qaraxyo ka dhaceen Guri uu deganaa Sarkaal sare oo…
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa iska fogeeyay inuu ka danbeeyay fashil la sheegay inuu ku yimid wadahadal u socday wakiilada Madaxweynaha…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxii 31-ka May 2020 ka dhacay degaanka Xaawo-Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo ay…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/Hoose ayaa fulisay xukun xatooyo ah oo Gacanta looga jaray nin lagu soo eedeeyay inuu lacag…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/Hoose ayaa xukun Dil ah ku fulisay Nin oday ah oo lagu soo eedeeyay inuu Sixiroole…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarad gargaar siday lagu rasaaseeyay Garoonka degmada Qansaxdheere xilli ay ku dageysay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba Goob ay a socdeen ciyaaraha hiddaha dhaqanka oo loogu…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyey Koonfurta, iyadoo weerarkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad cusub oo laga helay cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, waxaana 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ay xubno ka tirsan Alshabaab ku dileen howlgal ka…
Iyadoo aanu weli soo bixin baaritaanka rasmiga ah ee lagu sameeynayo Diyaaradeed Shirkadda African Express ee lagu soo riday Magaalada…
Ciidamada Itoobiya ayaa qirtay inay iyagu toogteen diyaaradii African Express ee 4-tii bishan May ku dhacday Garoonka Berdaale ee Gobolka…
Alshabaab ayaa sheegatay dilkii xalay loo geystay Guddoomiyihii Isboortiga degmada Afgooye iyo Goolhayihii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Goolhayihii xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) caawa lagu dilay degmada…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaamiynayo wasiirka Gaadiidka iyo Duulita oo ay la socdaan safiirada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba e xarunta KMG ah maamulka K/Galbeed ayaa sheegaya in diyaaradii xamuulka ahayd ee shalay galab…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saartay Diyaaradii ku dhacday degmada Bardaale ee…
XOG: Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday (Magacyada dadka ku dhintay & Sawirro)
Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto.
