Browsing: K/Galbeed
Diyaarad xamuul ahayd ayaa galabta ku burbutay degaanka Berdaale ee Gobolka Baay, iyadoo faahfaahin cusub kasoo baxeyso diyaaradda iyo shilka…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu ka dhacay degmada Bardaale.
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab weerarro ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda ku leeyihiin degaano ka tirsan Gobollada Sh/Hoose yo J/Hoose.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo is-miidaamin ah oo loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo saaka…
Wararka laga helayo degmada Baraawe ayaa sheegaya in saaka qaraxyo waaweyn laga maqlay xarunta ciidamada AMISOM ee degmadaasi.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koofur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed ayaa shaaciyey sababtii loo xiray weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh wakiil-wareedkii Idaacada VOA…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa faragelin ku sameysay xaalad ka dhalatay Idaacadda Degmada Barawe, kadib marki laga joojiyey inay afka dadka Baraawe…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ay xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ansixiyey mooshinka muddada xilka loogu kordhiyey Madaxweyaha Maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen).
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen sarkaal sare oo ka tirsana dagaalamayaasha Al-Shabaab, kaasoo u qaabilsanaa Zakada iyo…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa cambaareysay fal kufsi ah oo lagu soo eedeeyay ciidamo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya oo ka…
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ayaa xabsiga dhigtay abaanduule ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo lagu soo eedeeyay inuu ku lug…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dacwad kusoo oogeysa Xildhibaanno ka tirsan maamul Goboleedyada K/Galbeed iyo Hirshabeelle, sarkaal sare oo ka…
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa amar ku bixiyay in Ciidamada dowladda ay Nolol ama geeri…
Taliska ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqayntii 2-dii bishan April 2020 ka dhacday degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey in saddex duqeyn oo cirka ah uu ka fuliyey Gobolka Sh/Hoose, iyadoo…
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cusub ka fuliyey tuulada Xawaal Barbaar ee gobolka Bay, iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hortageen qarax ay soo abaabuleen Alshabaab oo loola dan lahaa degaanka Jannaale xilli…
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey shan musharax oo isu soo taagay xilal guddoonka Baarlamaanka cusube ee…
Dood qabsatay Baraha Bulshada oo ka taagan Dhismaha Garoonka Baraawe (Midowga Yurub oo lagu heysto…)
Dood cusub ayaa ka dhalatay garoonka degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose, kaasoo dhowaan uu xariga ka jaray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya,…
