Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Dood qabsatay Baraha Bulshada oo ka taagan Dhismaha Garoonka Baraawe (Midowga Yurub oo lagu heysto…)

    Dood qabsatay Baraha Bulshada oo ka taagan Dhismaha Garoonka Baraawe (Midowga Yurub oo lagu heysto…)

    March 28, 2020Updated:March 29, 20202 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dood cusub ayaa ka dhalatay garoonka degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose, kaasoo dhowaan uu xariga ka jaray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, markii la dayactiray.

    Sawirro laga soo qaaday Roob ku da’day garoonka Baraawe ayaa mar kale dhaliyey laba kacleyn xoogeysatay oo ku saabsan lacagta ku baxday dayactirka garoonkaasi iyo su’aalo badan oo ku saabsan sida lacag dhan 4.3 Milyan oo Doolar loogu kharash gareeyay garoon gebigiis carro ah.

    Dadka intooda badan ayaa si wen u dhaliilay wakiilka Midowga Yurun u jooga Soomaalida Nicholas barega oo hore u difaacay dhismaha Garoonka, isagoo ku dooday in garoonka dhismihiisa ay qarisay carro, balse markii roobkii dhowaan da’ay uu garoonkii qeybo ka mida qaaday ayey caddaatay in garoonka aan dhisme lagu sameyn.

    • Dood ka dhalatay Muuqaalka & Lacagta lagu dhisay Garoonka Baraawe oo hareysay Baraha Bulshada (Sawirro)

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo hore u sheegtay inay dayactirka garoonka iska kaashadeen Midowga Yurub iyo dowladda Soomaaliya ayaa markii ay soo baxday fadeexada ka taagan dhismaha garoonka Baraawe waxay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iska fogeeyeen arrintan, iyagoo sheegay in Midowga Yurub uu qandaraas ku siiyey shirkad gaara oo aysan dowladda wax shaqo ah ku lahayn.

    Baraha bulshada siiba twitterka ayaa olole weyn ka socdaa oo looga horjeedo qaabka loo dhisay Garoonka Baraawe iyo lacagta la sheegay inay ku baxday, waxayna dad badan oo ay ka mid yihiin qaar heysta dhalashada dalalka Midowga Yurub dalbadeen in baaritaan lagu sameeyo sida 4.3 Milyan Doolar ugu baxday garoonka carrada ah ee Baraawe.

    This is the #Barawe 'airport' the EU ambassador to #Somalia insisted had a "sand coloured tarmac". A reminder that it cost a whopping 4.3 million dollars…Not Somali Shillings. This same ambassador is one of the major forces behind 'debt-relief'. A lie so fluffy it took 1 rain!! pic.twitter.com/PEABAnP7x6

    — Fatuma (@Fatumaabdulahi) March 27, 2020
    https://twitter.com/AbdullahiGuled/status/1243850419820015616

    The $4.3 million #Barawe airport with the sand coloured tarmac runway after a light rainfall.

    Where are the guys who were defending this corruption!?#Somalia pic.twitter.com/W5SPfu9kxY

    — Sharmake Hassan (@Sharmake_Ashraf) March 27, 2020
    Dood ka dhalatay Muuqaalka & Lacagta lagu dhisay Garoonka Baraawe oo hareysay Baraha Bulshada (Sawirro)
    Barawe Airport EU Garoonka Baraawe K/Galbeed Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQoyskii qaxootiga ahaa ee Alshabaab ku laayeen Qaraxii Is-miidaaminta (Daawo Warbixin Dareen leh)
    Next Article Wasiir Goodax oo u jawaabay xildhibaan Mahad Salaad. “Xildhibaanno siyaasadda ka dhacay oo…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo