Browsing: K/Galbeed
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku sugan Xudur ayaa kormeeray ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo socdaalkiis ugu horeeyay ku jooga magaalada go’doonsan ee Xudur oo ah…
Warraka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya inay halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somaaliya oo markii…
Kulan magaalada Baydhaba ku dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Odayaasha dhaqanka degaankaasi ayaa looga hadlay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada amniga magaalada ay toogasho ku dileen wiil dhalinyaro ah oo ka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa garoonkii saddexaad ee K/cagta ah ku bixiyey lacag dib loo dhisayo, kadib markii…
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa qoraal uu ku soo beegay socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu ku…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta tegay magaalada Baydhaba ayaa Garoonka Kubbadda Cagta ee Dr. Ayuub kula…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta KG ah ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo badan la…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi la…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in maqribnimadii maanta ay maleeshiyada Alshabaab weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamo ka…
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degaano cusub oo ay Alshabaab ka talinayeen, kuwaasoo ku yaalla…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Horumarinta Afrika ayaa maanta kala saxiixday laba heshiis oo ku saabsan mashaariic laga fulinayo magaalooyinka…
Dowladda Somalia ayaa xabsigii Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho ka saartay Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), iyadoo loo wareejiyey…
Faahfaahin laga helayo dagaal ka dhacay Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaysa in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab lagu dilay weerar kedis ah…
Taliska ciidamada Mareykanak ee Afrika ayaa war kasoo saaray Duqeyn dhinaca cirka ah oo maanta ay ka fuliyeen dagaalamyaasha Al-Shabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ee kumaandooska Danab ay maleeshiyo badan ku dileen…
Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukun dil ah ku riday Saddex askari oo ka kala tirsanaa Ciidamada…
Alshabaab ayaa shaaciay magcayada iyo beelaha ay ka soo jeedaan laba is-miidaamiye oo qaraxyo la beegsaday saldhigga ciidamada Aw-dheegle ee…
